Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Waraysi lala yeeshay Gabar gaadiidka BL-ka ah ka wada Muqdisho “Sababta igu qasabtay ayaa ah…

Magaalada Muqdisho waxaa caan ka noqotay gabar Soomaaliyeed oo haatan kusoo biirtay wadidada gaadiidka PL-ka ah oo markii hore ay kali ku ahaayeen ragga Soomaaliyeed.

Xabiibo Wehliye oo loo yaqaan Biljam ayaa gaari BL ah ku kaxaysa Magaalada Muqdisho taas oo in la arko gabar nooceeda ah ay Soomaaliya ugu danbaysay mudo aad ubadan.

Hadaba Gabadhan ayaa Waraysi ay bixisay ku faah faahisay sababta ay gaarigan uwado iyo waxa ku kalifay, sidoo kale waxaa ay kahadashay sida uu noqdo dareenkeeda maadaama ay boqolaal ruux ku dhexjirto.

Hoos ka dhagayso Waraysiga.

DHAGAYSO5

 
Gaadiidka BL-ka ah ee Muqdisho ka howlgala ayaa la rumaysan yahay in ay leeyihiin gabadho Soomaaliyeed hase ahaatee iyagoo ka cabsanaya in ay gaadiidkaas wadaan ayay ku kaliftay in lacag ay kusiiyaan rag uwada.

Riix Halkan Waraysiga oo dhamaystiran

0...011

5 Responses to DHAGAYSO: Waraysi lala yeeshay Gabar gaadiidka BL-ka ah ka wada Muqdisho “Sababta igu qasabtay ayaa ah…

  1. Wiil ogaden buaale says:

    Walal sharciga ilaali dhaha inanta

  2. Wiil Darood says:

    Wiil Ogadeen hakuwase utak

  3. Wiil Darood says:

    Wiil Ogadeen hakuwase utak adatajiriye

  4. Dalmar yare says:

    Ogadenka ad shegeyso makan lagumeysto ayad shege mise midkale aya jira

  5. Dalmar yare says:

    War ogadenka ad shegeyso kan ay ethopia iyo kenya ay kala wasan miyad shegeee
    uf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII