Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Qaar kamid ah dadka kunool gobolka Jubbada Hoose oo gar gaar deg deg ah ubaahan

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas ay ka jirto xaalad nolol xumo oo aad ubaahsan iyadoona dadka ay si deg deg ah gar gaar ugu baahan yihiin.

Faarax Xeyde Xaaji Guddoomiyaha degmada Badhaadh ayaa sheegay in xaaladu ay aad ugu xuntahay dadka ayna ubaahan yihiin in si deg deg ah loo gar gaaro.

Hoos ka dhagayso Waraysiga Gudoomiyaha

DHAGAYSO5

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII