Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daraasad:Meel Ragga iyo Dumarkaba ay dareenkooda ka siman yihiin,Warbixin laga diyaariyey (Akhriso)

dareen

 

Waa mid ka mid ah daraasadaha la sameeyey gaar ahaan khubaro dhinaca caafimaadka ku takhasusay ayaa waxay kulan ay ku qaateen dalka Shiinaha waxa laga soo saaray natiijo weyn.

Kadib Warbixintaan markaan arkay oo akhriyey ayaan tijaabiyey aniga waxaana ogaaday inay run tahay waxana warbixinta ay kaga hadleysay meel ragga iyo dumarka dareenkooda kasiman yihiin.

Madaxa sare ilaa qoorta waa hubaal biyo qabow hadii looga shubo qof damiirkiisa dhameystiran yahay uu isbadal ku imaanaya taasi oo biyahana loo adeegsanayo weel ama caag afkiisa shabaq yahay.

In biyaha marka qofka lagu shubayo madaxiisa waa inuu yahay si tartiib ah ugaarayaan waana hadii sidaasi la sameeyo qofka xaada istaageyso dareenkiisana uu kacayo.

Runtii Warbixinta waa mid aan la fajacay waxaana gabdho iyo wiilal badan oo arkay iyana ay tijaabiyeen kadibna waxay soo wariyeen inay arkeen nuxurka warbixinta.

Waa uumid qofka alle uu ku beero meesha uu ku jiro dareenkiisa taasi oo la ogaan karin meesha uu ku badan yahay waxaase dareemi kara qofka meesha uu dareenkiisa ku jiro.

Wariyeyaal shiinaha udhashay ayaa waxa la arkayey iyagoo tijaabada warbixinta u’adeegsanayey tubada Suuliga ee lagu qubeysto (Shower-ka) taasi oo dadkuna rumeeyeen warbixinta.

Hadaba Akhriste Soo tijaabi Daraasada oo fikirkaaga kasoo dhiibo!

Xafiiska Wararka

Www.Warqaad.com

Muqdisho-Somalia

E-mail:Warqaad@hotmail.co.uk

5 Responses to Daraasad:Meel Ragga iyo Dumarkaba ay dareenkooda ka siman yihiin,Warbixin laga diyaariyey (Akhriso)

  1. Adam says:

    Tan wax macno ah ma samaynayso,sidee qof qubaysanayaa u kacsanayaa?waxaan moodayey inaad ka hadlaysid meelo ka mid ah jirka bini,aadanka waxaad noo keentay tuubada biyaha istiin laga helaa.

  2. abdi khadar says:

    waryaa mawax kale ood noogsheegto ayaad garan wayday war isla xishooda oo waxkale umada usheega qof suuli kuqabaysan ayaa biyo darenkiisu kukacayaa wax aqli gala umada usoo bandhiga hadii kale wadku waa dad wax garan e sheeka caruureeda iskadaa

  3. Muse says:

    Kuwan daraso aya lasameye sayulahayen wali ayay kagari rabta xajadu

  4. Deka luula says:

    K.k.k.k.k.k.k lolz waad ka baxsateen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII