Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Xildhibaan Ka ilimeeyay Dhacdo xanuun badan oo uu kala kulmay Ciidamada Amisom

Mid kamid ah Mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in qiso xanuun badan uu ku arkay magaalada Muqdisho taas oo ay masuul ka yihiin ciidamada Amisom.

DHAGAYSO5

 
Xildhibaan Kulalihi ayaa sheegay in shaarkiisa la jeex jeexay si xuna uu ugalay Mid kamid ah ciidamada Amisom ee ilaaliya waaxda socdaalka ee magaalada Muqdisho.

Waraysigan oo marka aad dhagaysato ay kuu muuqanayso xaalada uu dalka xiligan ku jiro ayaa xildhibaanka uu ku sharaxayaa qaabka ay wax udhaceen.

Hoos ka dhagayso Waraysiga Xanuunka badan

DHAGAYSO5

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII