Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Xagee ayuu marayaa qorshaha maamul usamaynta Jubbooyinka ee Kismaayo ka socda, Waraysi Xasaasi ah”

Waxaa ka soconaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose shirar balaaran oo looga arin sanayo shirka lagu wado inuu ka furmo maalinta bari ah 23/Feb/2013 Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Guddoomiyaha gudiga Farsamada Mamul u samaynta Jubbooyinka Macalin Xaashi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay marnaba inuusan dib oga dhici doonin xiligii loogu talagalay Shirka Maamul u samaynta xiliga uu furmo.

Dhanka kale wuxuu ka hadlay Wafdiga ka socda Gudiga Farsamada Maamul u samaynta Jubbooyinka ee maraya deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta

Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysiga

13 Responses to DHAGAYSO: Xagee ayuu marayaa qorshaha maamul usamaynta Jubbooyinka ee Kismaayo ka socda, Waraysi Xasaasi ah”

  1. doqondiide boys says:

    Daarood hadaadan joojin qabiilka aadka wadaan jubada hoose waxba idin ma hagaagayaan guri nin lee yahayna inaad dagto bilaa amar ma isku dayin ogaadeena haku laabto afmadow majeerteen ma dagano mariixaana waa gado hadeyse xoog noqoto qoriga aan dhigno aan ku dagaalano but ama ul iyo baangad sidii 1992 inkastoo uu kaa saacado oo kaliya socday.

  2. Wiil abgaal says:

    Waa fiicantahay in mamul dadka han udhanyihiin in lsameeyo lkn ragaan ogaadeen ee hada bililiqada kutoosay waalaga gudbay waxaas hadi ay kismaayo leeyihiin markii bare hiiraale uu iska haystay ee morgan iyo isgau kuloolamayeen xagee jireen walee waa yaab

  3. maashaa alaah sikastaba jubooyinka oo maanta codkooda kuhadlaaya waa guul hordhac ah hadiise aan hoos udaadego. waxaan kula talin lahaa dadka howsha hor muudka ka ah. siiba odayaasha ogaadeen ame absame. walaal yaal gobolka waalidiinka jecel yahay.laga soobilaabo 1991 ilaa maanta oo ay taha 2013 wixii aad wanaag soomaali usameyseena waala ogyahay. hadii ay ahaan laheed samata bixintii aad samata bixiseen beesha galjecel 1991 markii ay kudhaceen dabinkii fosha xumaa ee ay hawiyuhu udhigeen. soodhaweyntii libooya iyo DHA DHAAB 1992.ee aad ku soodhaweyseen somaali oodhan. sodhaweyntii kale ee aad soo dhaweyseen umada somaliyeed. 2006 ilaa maanta. maashaa alaah ilaah abaalkiina hagudo walaahi afka iagama aha ay uurka igatahay. walaal yaal reer absamoow bedelkii aad hawiye soodhaweyn laheedeen. galjecel biyamaal shiiqaal soodhaweysta. walaal yaal harti hulka xaqbey uleyihiin oo waa deegaan lkn bedelkii aad maciin badi laheedeen puntlan waxaad soodhaweysataan marexan. kanaxariis mabadan kasoomalisan kanifaaqyar. walaal yaal waan idiin jecelnahay hadii aan nahay besha galjecel. abaalna wanu idiin heynaa. mida kale waxaad tihiin besha kaliya ee aan weli dulaan an leenahay uusan kubixin idinkuna dulan kiina naguma soobixin. abaalkii aad noogasheena waa meeshiisi. walaal yaal majeerteen xaqa uu kismaayo kuleyahay yaanay soo dhaafin. bajunka hala mid ahaadeen. waxaan ilaah kabaryaa inuu shirka beri furmaaya. ahaado mid reer jubaland ay ku ciilbaxaan dulmiga kaga baxaan. gaalada iyo jirada abaaraha colaada kaga baxaan. ugu dambeen waxaajira cidla kaqooqayaal. ee hala taxa daro. WABILAAHI TOWFIIQ

  4. crizaqcade says:

    asc akhyarta kismayo ogadenba iska leh inta kelana wa un walal ogaden io dad xaq u leh degan ahan u degana maantana loojoojin mayo cidi donaysa inay dhahda ogaden xagu jiray markay marexan io majerten kulolamayen waxad ogata in dulqad ka gabsi lagu ogyahay ogaden lakin haday dhabta tagta ay yihin rag xiniyahoda fula Alle ka sokow isku haleyan waxan dhihi laha hawiye hadu wax taraya dawlad xamar u talo ayu ka faidaysanlayahay ku rafadsanyahay ileen dawladnimo io kala danbaynba magaranyi wagai horena daroodka aya idin raran jiray aad damero madmadow u ahayd manta boobka io dhaca dadweynaha ayad ku naxdeen

  5. Abdirizack says:

    Mansha alah ilahayow qof an wax garanayn wax ha noogu dhibiin walaal wad mahadasntahay wiil galjeel mida kale ninka leh ogaden ayaa wax dhacaaya hada miyad hurdo ka toostay xamar darood yaa oga badan ma is waydisay aritaada waa mida abgaal ee ay ka hanjabayan saxafada taas waa xishood daro in midhiyaha la iska af lagaadeeyo ninkii ay wax kamaqan yihiin wixii sa harito ogaden gurigiisa ayuu jogaa cidna kuma duulin

  6. burgeesoole says:

    @wiilgaaljecel,qabiilkaaga maxaa uga carartay?marexaan cidna soo dhaweeyn ugama baahna jubooyinka cidna kama degmooyin badna waxaysan raali ka ahayna jubooyinka kama shaqaynayso ama magac qabiil aadan lahayn isku amaan ama isku caay adigay ku khusaysaa daciifnimadaadana dadkaad tustay. :)

  7. asc eeda loo jeedinayo beelaha absame uma cunanto maxaa yeelay hadii cadaalad loo baahdo waxaa laga raadin lahaa islaamka dhex diisa beelah absamana ayagaa soomaalida ugu diin roon waa sidaan is leeyahay sidaa darteed ninkii kufsi kutamaninayo sida muqdisho ciidan keeda raxan raxan loogu tooganayo kufsi iyodilal kismaayo waa ka musta xiil inshaa allaahu way dhisan maa mul mucaaradna wuu soo bixi loose joojin maayo {ishii buktaay ku bikaacso}

  8. ASAL JUBBA says:

    @ Wiil Gaaljecel. Saaxiib beenta daa, Ogaadeen dhibka uu ugeysta Gaaljecel mataqaanaa? Lo’dii gaaljecel xaa dhacay soo Ogaadeen ma’aha?

    Tan kale Gaaljecel, Sheekhaal, Cawramale, Biyomaal, Jareerewayne, Xaranwayne iyo Mareexaan midkoodna Ogaadeen iyo inta yar ee Majeerteenka ah Jubooyinka uma daba fariisannayaan. Majeerteen dagaan kumalaha Jubooyinka, Degmada Kismaayo oo ah magaalo ay Soomaali oodhan ku dhantahay ma’ahee. Mareexaan waa deegaan, Sheekhaal waa deegaan, Gaaljecel waa degaan, Biyomaal waa Degaaan, Jareer waa degaan, Xaranawayne waa Degaan iyo waliba beelo kale oo yaryar oo badan.

    Dhulka ay beesheydu dagto Axmad Madoobe iyo Meeshiyadiisu ma imaan karaan, laakiin Ciimada Qaranka Soomaaliyeed way imaan karaan. ANiga Axmad Madoobe iyo Kooxdiisu iigama duwan Shabaab, oo Shabaab iyo Axmad Madoobe waa dareer iyo labadiisa dhagoog, waliba Axmad Madoobe waxaa intaa usii dheer wuxuu hogaaminayaa jabhad qabiil.

    Aan iswaydiinee yuu udhisayaa maamul?

    Ma Saakoow, ma Buaale, ma Baardheere, ma Jilib, ma Jamaame, ma Xaranka? Ma Kabsuuma? Ma Turdho? Ma Geesguud? Ma Goobwayne? Ma Kudhaa? Ma Hoosingo? Ma Beerxaani? Ma Jaanaay Caddalla? Ma Baqdaad? Ma Buurdhuubo? Ma Ceelwaaq? Ma Luuq? Ma Doolow? ma Mareeray? Ma Buula Guduud? Ma Kismaayo? Ma Makaaso? Ma Yoontoy? Ma Qaamqaam? Ma Sanguuni? Ma Dhay Tubaako? Ma Buula Yareey? Iyo kuwo kale oo badan?

    Waxaan ogolahay in Axmad Madoobe hadii beeshiisu ogolaato in Maamul uu udhiso, magaalooyinkan soo socda.

    Afmadow, Dhobley, Qooqaani, Xagar, oo intuba ah degmada Afmadow, waxaa kale uu maamul idhis karaa, Magaalada Badhaadhe iyo Kolibyoow oo iyaguna ka tirsan degamda Badhaadhe.

  9. Isma says:

    Kkkkkkkkk bro wiil galjecel waad mahadsantahay inashaa allah evry things it will bee okey

  10. wiil mareexaan says:

    ASC dhaaman akhiyaarta salaan kadib waxa soo baxday in diidmo iyo hadal adeeg waxba taraynin oo la adegsado siyaasad.Gudiga farsamada aad ayeey ugu mahadsan yihiin qabka ay howsha u wadaan iyo sida quruxda badan ee aad ugu casuunteen dowlada.Iyada ayeey jirtaa in ay ka soo qayb galaan iyo in kale loomana joojinaayo waayo muhiim nooma aha waxaana ka dareemaynaa in ay dowlada tahay mid qabiil.Qabiilka dego Xamarna raali kama aho Maamul u samaynta Jubooyinka sidaas darteeda ayuu Xasan Door biday in uusan shirka tagin.Midkan Raisul wasaraha ahna waaba mid hurdo waayo shaqadii uu asaga qaban lahaa waxaa hayso naagtan iidoor marka asagana waaba magac u yaal.shacabka aya diyaar u aha raali ka aha una dagaalamyaa ee shirku waqti kale u yeela dowladana siiya fursad kama dambays ah oo jawaaab rasmi ahna ha laga helo.VIVA JUBALAND

  11. guuleed says:

    @t Asal Jubba waxaas oo magac ah imisaa dagmo ka ah sedexda gobol waa J hoose 5dagmo Ta dhexe 4dagmo Gedo 6 dagmo markaa adiga oo shaqsi ah imisa dagmo ayay reerkiinu gaar u dagaan? Axmad madoobe tuulooyinkii reerkooda waad katagtay maxaa dhacay?

  12. somali says:

    waxan an layaaba nin gurigiisii wasakh yahey oo nin gurigiisii nadiisadey wax ka sheegya ,abgaalow .mooryaan .dhulkiina wsakhd .moryaanta dhaca dilka .boobka .ka nadiisada.daka jubooyinka waa tshten.loma baahana mooryaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII