Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Warqaad.com oo Waraysi Xasaasi ah la yeelatay Col Warfaa, “Maxuu yahay Qorshaha Gedo hadii lagu dhawaaqo…

Wariye katirsan Warqaad.com ayaa Waraysi xasaasi ah la yeeshay Col Warfaa Sh Aadan oo kamid ah Saraakiisha dowlada ee gobollada Jubbooyinka.

DHAGAYSO5

 

Arimaha aan ka waraysanay ayaa waxa ugu waa weyn sida ay u arkaan shirka beri lagu wado inuu Kismaayo ka furmo, waxyaabaha ay ka wada hadleen wafdi ka socda Kismaayo oo gaaray Garbaharey, sida ay u arkaan maamul loo sameeyo Jubbooyinka ama Lixda gobol ee Jubbooyinka Gedo, Bay, Bakool iyo Sh/Hoose.

Sidoo kale waxaan wax ka weydiinay cida ay isleeyihiin waa uu hoostagayaa maamulka lagu wado in Kismaayo looga dhawaaqo iyo hadii ay taageero ka haystaan dowlada Soomaaliya.

Warfaa Sh Aadan ayaan dhanka kale ka waraysanay waxa ay samaynayaan hadiiba ay dhacdo in Kismaayo looga dhawaaqo maamul aysan iyaga ka qeyb galin.

Hoos ka dhagayso Waraysiga

DHAGAYSO5

10 Responses to DHAGAYSO: Warqaad.com oo Waraysi Xasaasi ah la yeelatay Col Warfaa, “Maxuu yahay Qorshaha Gedo hadii lagu dhawaaqo…

  1. samatar says:

    beesha sade waa kabo qaad hawiye,gedo waxaaba lagudarayaa bay iyo bakool

  2. ASAL JUBBA says:

    @ Samatar

    Beenta daa, Ogaadeeniya ayaad wax kuwaydeen, hadana Ogaadeeniya kale ayaad dooanaysaan inaad ku wareerisaan Soomaaliya. Qabaridahar kac maamul usameey.

    Mareexaan waad dad sharaf leh oo og dadna Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed. Maalinba durbaan ha laguu garaaco, maalin waa Ogaadeeniya maalinna waa Azaniya maalinna waa Jubaland.

    Dhulka Jubooyinka wax aad maamul usameyn kartaa Afmadow baa kajira.

  3. wadani says:

    beesha sade waa dad caqli badan gaarisa .jigjiga dad kayimid ayaa raba in ay wax laqeebsadaan .deegaankana ayagaa ugu badan marka waa in ayaga looga danbeeyaa wax hadii ladhisaa ileen ayagaa deegaanka ubadan dad kana xoqooda ha.uqeybiyaan.nin xoog ku qabsaday haduu yiraa anaa wax dhisaa beri nin kaxoog badan ayaa imaanaa .mid kale maa ladhisaa

  4. wiil sade says:

    sxbayal hadan nahay dalin yarada besha sade col nama matalo waa baloshis uu shaqeeysite uf uf uf ban ku nidhih

  5. warsame cap town says:

    asc war ilaahay ka baqa oo cayda beelaha iska daaya webabkana ha xanibeen waxii wax xun ku qoraaya oo afkaartiisa ah

  6. qadhoosh says:

    Sxb yal waxa maficno aflagado ogaden wa culumada somaliyed beshasade ama maraxan kaba sifican wa dowladi somaliya. Wayna wada dhashen insha alah way naga dhaxesa kismayo cidgar ulah malahan wa dhul somaliya oo dhan ledahay wan dhisana nayna insha alh mamul loshan yahay masha alah nagu filan naga badan by

  7. m.raabi says:

    hadaanu nahey bulsho weynta sade nama matalo nin magac col wata beesho waxey leedahey odayaal ey taladu ka godo iyo aqoon yahano col iyo waxii lamida waqtigoodi waa dhamaadee warqaad beesha sade col uma arimiyo

  8. Wiil Darood says:

    OGADEEN IYO SADE WAA LABANIN OOWALALO EH MARKA SIYASADA UNBAKALAGEYSAY INSHALAH WEY ISFAHMAYAN MARKUU ILLAH KADHIGO BY ALL SOMALI POEPLE

  9. JUBBA ASAL says:

    Saaxiib Ogaadeen culimo ah goormee la arkey, haay? Kuwa dadka gaal nimada ku xukuma maad culimo utaqaanaa? Culimo waxaa asal u ah Raxanwayn iyo Abgaal, intaas oo dhanna waxaa kasii culimaysan Sheekhaal iyo Ashraaf.

    @ Wiil Daarood,

    Saaxiib xataa hadii ay Ogaadeen iyo Mareexaan heshiiyaan, waqdigii qabqable, qabiil iyo qori waa damaaday. Dantu waxay ku jirtaa in beeluhu ay nabad ku wada noolaadaan, qabiilla dhulkooda ma qaadan karaan, taa iska illoow. Hal taako oo ay beel kale leedahay ma qaadan karaan.

    Hadii ay labadan beelood xitaa heshiiyaan, labada gobol ee Jubooyinka beelaha ugu badan ayaan wali la tixigalinin, sida Gaaljecel, Jareer, Sheekhaal, Cawramale Biymaal iyo Raxanwayn.

    Qabiil aan dagaalami karin ma jiro, hadii lagu qasbo, Soomaali waa wada dagaalyahan, hadii ay dantu ku qasabto.

    Faan iyo hadal badan waxna ma taraayo, waxaan ku talinayaa in shirar hoos laga soo bilaabo, oo Degmada Baardheere beelaha Raxanwayn iyo Mareexaan iyo kuwa kale ee dega ee leh Jareer, Sheekhaal iyo kuwa kalaba inay shir isugu yimaadaan oo ay kawada hadlaan sida ay ku wada noolaan lahaayeen, sidoo kale beelaha wada daga Saakoow iyo Bu’aale inay wada shiraan, beelaha wada daga Afmadoow inay wada shiraan, beelaha wada daga Badhaadhe inay wada shiraan, beelaha Kismaayo wada dagan inay wada shiraan, Beelaha Jamaame wada dagan inay wada shiraan, beelaha Jilib dagan inay wada shiraan. Marka ay beeluhu iso soo fahmaan oo ay ogaadaan inay isku danyihiin, kala shakigana la dhameeyo, kadib shir ween loo dhan yahay ha lagu dhawaaqo, hadii kale wax soconaya majiro.

    Beel la muquunin karo majirto, taas iska iloowa, beesha ugu qaylada badan iyo kuwa ugu aamuska badan midkoodna lama maquunin karo.

  10. somali says:

    Hadaan nahay beesha sade ee qurba jookta ah wuu namatalaa korneel warfaa waana mawadin somaliyeed ninki wadanka ayuu udhashay kama imaan jik jiga wadankana waa lahaystaa ahmed adobe kama talin doona cidii somali ah waan ku so dhaweynayna somali weyn aaa data jubada jik jiga mayaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII