Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Mid kamid ah beelaha waa weyn ee Puntland oo heshiis la gaartay Shabaab iskuna diyaarinaysa…

Mid kamid ah beelaha dega deegaanada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis la geleen Kooxda Shabaab ee ka dagaalanta Buuraha Gal-Gala.

Oday dhaqameed kasoo jeeda beesha Warsangeli Darood ayaa sheegay in caqabad xoogan iyo taako ay ku heyso Maamulka Puntland ayagoona kulamo hoose layeeshay Saraakiisha Shabaab ee kujira Buuraha Golis.

Hoos ka dhagayso waxa au ku heshiiyeen

DHAGAYSO5

 
Puntland ayaa dagaal xoogan kula jirta Shabaab-ka kusugan deegaanadaas halka Shabaab-na ay wadaan qorshe ay kula heshiinayaan beelaha Puntland si ay uhelaan degaano ay saldhigtaan.

DHAGAYSO5

 

 

Warqaad.com– Boosaaso office

11 Responses to DHAGAYSO: Mid kamid ah beelaha waa weyn ee Puntland oo heshiis la gaartay Shabaab iskuna diyaarinaysa…

  1. Wey ficantahay meshi ey danta umadada ey kujirto inaad gasho madama eysan jirii tagero dowladeed xogan.

  2. Waa been aniga maanta ka imaadey ceelayo

  3. saacid says:

    awalba alshabaab idinkaa keeney wax cusub maaha hadaad
    hada ku biirtey awalba waa aheed ee cidaad wax ugu dhimayso
    ma laha ha kaa saarto alshabaab

  4. Abuu dalxa says:

    Asc walalayaal salaankadib waxanrabaa inan halkan kadhibto fikradayda marka kobad waxan leeyahay ilahay hagarabgalo mujahidiinta 2 sideedaba putlan waxay hostagtah qoloyinka qawariishta insha alah waxan rajaynayaah in laga taqaluso putlan

  5. Waxan le yahay somali mel walbo ay jogto hashis allaha siyo wbtfq

  6. Samo-file says:

    Warqaad? waxa shaashada saaran ka qaada (phasebooka) page kana sayskiisa hagaajiya maalmahaan waxba lama akhrinkaro marka qoraalka la furo

  7. Waan soodhaweynaynaa

  8. Marka cadey says:

    Ma shabaab iyo dad danbiileyaal ah ayeey dan moodeen walee idinka iyo ethiopia waad is heysan waayo red sea iyo eritaria oo argagixisa ah in aragagixiso daris ethiopia la ah ay iskaashadaan ma aqbaleyso ethiopia waxaadna arki doontaan ayadoo tuulooyin nabad ahaa subax walba dayuurado garaacaan ee waad gafteenee soo noqda hadeydan halag rabil waayo hawiye iyo iidoor dhulkoodii lasoo dhaafay mashruucan diinta lagu gabanayo yeeyna idin lumin waa digniin

  9. boqor says:

    al shabaab waa abeeso waxaa ugaroon faroole al shabaab kuwii soo dhoweya ayeey seeftoodo jeceshahay waxana dagaal eheen amalahan halaheshiinina iska ilaaliya hasoo dhoweynina dila meeshaad ku aragtaan janaad ku geleysaane ladagaalama ooraadiya oohacafinin eedila

  10. Ciroobe says:

    Warsangeli ma’aaminsani in ay isku raacayaan warka lasheegayo sababtoo ah qof miyir qabo maraacayo Qolyahaas Sumaysan.
    laakiin Dad qabiil Ceebeys ah ayaa magaca warsangeli sheeganaya
    Waa sida Alshabaab ay uga kooban yahiin qabiilada soomalida oo dhan ayey uga mid yahiin kuwa ku soo biiray mooyee warsangeli ,a ,atali karaan.
    Yaan loo gafin warsan geli.

  11. Hasan laasqoray says:

    Warkan haduu run yahay waxka soconaya malaha anigaana warsangeli ah mana ogi cid taageersan dadkan una malayn maayo in warsangeli isku raacayo xataa,waa laga yaabaa inay cid soo adeegsadeen si ay buuraleyda galgala ugu dhuumaalaystaan oo ah meelo strategy xaga dagaalka sidaa darteed ma ogolaan doono in dhulkayagu noqdo dhul lagu dagalamo.tankale websiteka dadkan qoraya waa inay ka firsadaan wax walba iskana hubiya warkaas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII