Warar goor dhow naga soo gaaray Xerada Xoqootiga Xagardheer ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dab xoogan uu goor dhow ka kacay suuqa xeradaas.
Lama qiyaasi karo baaxadda khasaaraha ka dhashay ilaa iyo haatan gaar ahaan kuwa uu dabka dhaliyay laakiin warar aynu helnay ayaa sheegaya in suuqa bartamihiisa uu dabka ka kacay ,halkaasi oo goobo ganacsi aad u badan ay ku yaalaan.
Ilaa iyo ma cadda waxa dhaliyay dabkaasi, hase ahaate waxaa socda dadaalo ay samaynayaan dadka degaanka kuwaasi oo isku dayaya in ay hantidooda badbaadiyaan.
Wararkii soo kordha dib kala soco Warqaad.com insha Allah
Wan ka xumahay wlhy tolow wa halke
All ilaaha ilalaha mohamad rasululaha illaahow musliminta ugargara
Walahi wadhib ada uwen balse alle hanoku badalo wax qerqabo
Qadara laahu wamaa shaa’a facala ilaahey bedel kheyr qaba hasiiyo umada somaliyed ee halkaas qasaaruhu kasoo gaarey
waa baar kiban iyo shalemo ban hadad garanayso dubia
abaayo waa bar libaan iyo shalem ban inta u dhaxaayso hadad garnayso dubia iam there now
waaa halka baaar libaaan ilaahay hanaga damiyo amiiiiin amiiin hada wuu damay ilaahaa mahadleh
Ana garanaya oxaramayn dagananjiraye ilahay cawil khar.qaba hasiy
Wlh waa amur markasta maxa qoxotiga gubo aniga waxan umalenaya dad umada dhibka la jecel wan garanaya mesha hada la tilmamay shalemo ban iyo hotel liban
Ina lilah
Dabku wuxu kabilowday shalemada lagu magacabo keeyte wuxuna kudamay Hotel baar liibaan Qasaaraha kadhashayna lamaso kobi karo hasa yeshee wax haayad ah ama ciidan ah oo dabka damiskisa kaqeyb qatay majiran lakin marki ladamiyay dabkii oo sacadu dul taagneyd 10:00 habenimo aya waxa imaday cidan wata baburta yaryar iyo hal booyad markasay bilaben dadki inay kala didiyaan sidii caadada u ahayd marka khasaraha waa mid aad usareya maxa yelay xitaa babura gubatay
wanka xumahay qasaadas gartay walaladen waxana lenahay wixii idinharay alle ha idiinbarakeyo amiin
Subxaana llah allow badal qayr qabo sii cidii uu wax kaga gubtay aaamiin aamiiiin
Rer ifo waxey idin le yihin aad iyo aad ayan oga xunahay dadki wax khasaro ka so garay bedel kheyr leh allaha siyo sory
anaa garanaayo baarliibaan gaari ayaa ku gubtay ayaan maqlay
illah ha u gargaaro muslimiinta
ad iyo ad ayan ogaxumahay qasarahas ka dhashay dabka wananka tacsiyeynaya dhacdadas xanunka leeh anigo xaroyinka ad u aqano