Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO: Fanaanada Iqro Yareey oo soo bandhigtay Jaceylka ay uqabto Wiil dhalinyaro….

IqroFannaanadda Iqra Maxamed oo ku magaac dheer Iqra Yaareey ayaa soo saartay hees ay ku cadayso waayaheeda jaceyl iyo qaabka uu uhaleelayay.

Fanaanadan oo caan ku dhex ah Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa magaalada Nairobi ayaa sheegtay in ninka ay waayaha jacel uqaaday uu baray waxa ay tahay nolosha.

Inkastoo qirshada Iqra ay ka muuqato calaacal weyn hadana waxaa ay sheegtay in salaaxa gacanta uu si weyn umaasheeyay.

Hadaba Daawo Muuqaalka Fanaanada oo qiranaysa Jaceylkeeda

Source:SooyaalNews

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII