Dalka Angola caasimadiisa Luanda waxaa ka dhacday arin aan la yaabay mudada aan qorayey waxaana muwaadin somaliyeed xabsiga loogu taxaabay khalad ay gashay mukulaal la joogtay.
Nin ka mid ah ehelada Xuseen Macalin oo xabsiga loo taxaabay ayaa warqaad.com waxa uu usheegay in sheekada ay tahay mid aad udheer isagoo ka warbixinaya dhacdadaasi waxa uu ku bilaabay sidaan:
Ninka sheekada ku dhacday waxaa la yiraahdaa Xuseen Macalin waxa uu ku ganacsadaa magaalada Luanda ee caasimada dalka Angola,waxa maalin uyimid gabar Angolees ah si ay uga dukaameysato.
Markii adeega loo qabanayey ayaa waxay gabadha ku istaagtay mukulaal (yaan-yuur) dukaanka joogtay iyadoona xagatay gabadhii Angoleeska ahayd oo lagu magacaabo Fiifi 35 sano jir ah”.
Gabadhii waxay udacwootay booliska Dalka gaar ahaan waaxda saldhig ciidan oo kuyaallay meesha dukaanka lagu dhibaateeyey iyadoona la xiray Xuseen macalin oo dukaanka iska lahaa.
Sheekadaan waxay ka dhacday Magaalada Luanda ee Xarunta dalka Angola labo bil ka hor hayeeshee wali dacwadii arintaasi ka dhalatay way socotaa oo mar walbo maxkamad ayaa la tagaa.
Xuseen waxay booliska weydiiyeen mukulasha (Bisada) sharcigeeda ay ku joogto dukaanka taasi oo somaliduna ay hadalkaasi la yaabeen isagoo ku jawaabay waa dab joo xayawaanada dadka la nool ah.
Waxa lagu xukumay inta dacwadiisa ay soconeyso inuu bixiyo daawada gabadha dhibaatada mukulaashiisa ugeystay waxaana taasi ay aad uga yaabisay Somalida kale ee ganacsiga ku leh magaaladaasi.
Waxaan isku dayi doonaa inan wareysi la yeelano ninka ay Booliska dalka Angola uxireen dambi ay gashay mukulaal dukaankiisa joogtay insha allah.
Sidee u’aragtaa dhacdadaasi ka dhacday magaalada Luanda ee dalka Angola?
Sheekada waxaa inoo soo wariyey Bashiir Cali Cariif
Waxaana soo diyaariyey Xasan Cabdullaahi
Xafiiska Wararka
E-mail:Warqaad@hotmail.co.uk
Kkkkkkkkkkk Somalidu waxay kumahmahdaa nin adduunya joogoow maxa aragti kuulaaban teda kale waxan wax kasii daranna waa lamaqlaa
kkkkkkkkkkkk waxaa la yiri ninkii dagaalkaada rabo dorada iga ceshuu ku dhahaa waxay ila tahay sidad sourth africanku dadka u layaan oo kalay rabaan in ay aygana somaliada u layaan
Anaa joogo angola caasimadiisa luanda arintaas way dhacday oo waa xaqiiqo waxaa jiro dukaan kasta oo ay somaali ledahay waxaa ku nool mukulaal si ay oga ilaaliso jiirka iyo cayayaanka la midkaa ee ka halayneyso alaabta dukaanka taalo aniga dukaanka waxaa ii joogi jirtay makulaal arintaan markay dhacayna waan iska qaaday oo boliska ayaan ku warejiyey mida kale arinta aan aadka ula yaabnay oo xussen ay bolisku suaalen waxaa ka mid ah yaanyurta sharcigeeda iyo sanadkeeda cml waqtiga ay dhalatay marka arintaan waa arin xaqiiqaa
K k k k k k k k k k k k k k k
k k k k k k k k k k k k k k k
k k k k k k k k k k k k k k k
k k k k k k k k k k k k k k k
k k k k k k k k k k k kk k k
KAALADA IYO BAHAAHINKA WAA ISKU MIT
MARKA AYAAGABA BAHAAHIN AH
HALAYAABINA
GAALKA DIIN AYUU WX KUHAGAAJIYA LAKIIN DIIN MALAHAN MXU SAXA
Bismilahirahmani rahiim walala yal waa mucjiso aniga waxan ahay gabadh somaliyed wan jogi jiray kenya anigo falay suge ah ayan ka imaday kenya waxan uga imaday gumaysiga hada waxan joga buhodle ismana lihi ad melka adid marka waxan uga jedaa somalidaa silic isbaday waxa lomacaneyay wadan aysan lahay marka hawga xumanina haday caqlileyin wadankoda ha imaden bye nafiso
In la xiro waa qalad lkn wixi gabadha gaaray oo dhib waa lagu leeyahay,wasyo isagaa masuul ka ah mukulaasha
Kkkkk waa la yab horaa waxaa loodhahay wadankiis ka tagaa warer gale nin walbow wadanka wax ku dhamo ma lehe dal aanan dalkada ehen daren ku jog waye mida kale waxan kula dar dar maya dadka qurba jngta ah in ey dulqad mujiyan maxa yelay ayaga aya wadan koda ka yimaday ha iska dayan is fii litada iyo af lagadada
Asc dhamaan asxaabeey anaa jooga angola qisadaasna waan maqlay wey dhacday waxaad ka tagteen marka lagu amray inuu caafimaadkeeda soo baaro oo markuu isbitaalkii geeyay oo warqadii soo qaatay ka dibna bisadii bas uu la socday uga fakatay oo ay ka dhuntay maxkamada laga sugaayo inuu labo bari gudahood ku geeyo wareer ayaa qabsaday ogayga
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh. funny
soomaali wa awad jaahil iyo beenlow waad la yaabaysaan xayawaan laga dacwoonayo , idinka dadka intada dishaan ayaan laca cali is waydiin xata alagu dhici karin in maydkiisa la qaado, waa sax dad wadankooda xumaanta ka ilaashanaya iyo xata a inqod dilaan in la qaadan ogolayn ma isku mid baa ka soo barta kal danbayn aduunka wax waalan baynu wad nahay , bisada hadii uuna masuul ka ahay waxay geysatay muxuu u dhaqday waa sax waa laydin edebinaya hadaydaan edeb lahayn oo aqoon sida loo nool yahay
asc asxaabey wey dhici karta a inan layabno wayo waxan naqana dad micna la aan loo dilo anan leysweydin marka dadkaa waa dad qaali ah waxba yanan lala yabin ok
K.k.k waa sheego layaab leh wlhi