Waa warbixin ku saabsan dugsiga Sayid Maxamed ee lagu barto farsamada ee magaalada B/xaawo oo lagu wado in dufcadii saddexaad ay dhawaan ka qalinjabiyaan.
SUHEYBA MOHAMED BADQAS ayaa dhawaan safar shaqo oo ay ku tagtay magaalada B/xaawo waxa ay ku booqatay xarunta Machadka Farsamada ee Sayid Maxamed halkaas oo ay kula kulantay maamulka, macalimiinta iyo ardayda, warbixintan ayeeyna ka diyaarisay….
Warbixin Barashada Farsamada Gacanta by SUHEYBA BADQAS
Asc all waa lobahanyahay tas