Isbedel weyn ayaa laga dareemayaa suuqa weyn ee xaafadda islii ee magaalada Nairobi kaasoo ay ka adeegtaan ganacsatada dalalka bariga Afrika.
Isbedelkan ayaa waxa uu ka dhashay markii dadka Somalida qaar kamid ah ay Somaliya kunoqdeen, iyagoo ka cabsi qabay inay saameyso amar dhawaantan kasoo baxay dowladda Kenya iyo qaraxyo is daba joog ahaa oo xaafada ka dhacayay.
Weriye Axmed Xaaji Xassan Adan ayaa booqday xarumaha ganacsi ee Islii oo warbixintan ka diyaariyay.
Halkan-ka-dhageyso-warbixinta.
Halkan ka dhageyso warbixin uu diyaariyay Axmed Xaaji Xasan Adan
Si aad uweyn ayaa looga dareemi karaa in uu ganacsiga xaafada islii hoos ugadhacay