Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ciidamo Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray Magaalada Bihangha ee dalka Uganada (Sawirro)

Ciidamo Soomaaliyeed ayaa tababar uu ugu soo idlaaday Xiro ku taala dalka Uganada halkaasi oo ay muddo ku xareysnaayeen.

Tirada Ciidamada tababarka loo soo xiray oo aan la shaacin ayaa waxaa la tilmaamay in tabarka uu ugu soo dhamaaday Magalada Bihangha ee dalka Uganada oo bilihii danbe Ciidamo lagu tababarayay.

Ciidamada tabarkan dhameystay ayaa loogu tala galay in ka daalamaan furimaha hore ee dalka Soomaaliya sida uu xaqiijiyay Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya C/xakiin Xaaki Maxamuud Fiqi.

Qaar kamid ah Ciidamada Tababrka loo soo xiray ayaa waxa ay sheegeen in ay aad ugu faraxsanyihiin Tababrka ay ku qaateen dalka Ugandha,ayna  Jecel yihiin in ay ka qeybqaataan Nabadeenta Dalka Soomaaliya.

Ugu danbeentii Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Ciidankaa ay mar dhaw dib ugu soo laaban doonaan Gudaha Dalka,islamrkana ay dib uqaadan doonanan Tababro la xiriira ilaalinta Arimaha Bi’aadanimadda.

1

 

2

 

3

 

4

 

5

 

6

 

7

4 Responses to Ciidamo Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray Magaalada Bihangha ee dalka Uganada (Sawirro)

  1. Jaale jaab says:

    Alla yaa ogaada ragaan waa hawiye uune!why aan saa uleeyahay?hadii sporti ladhaho iyagaa qaata hadii deeq waxbarasho ladhahana iyagaa qaata hadii deeq haayad ladhahana iyagaa qaata hadii ciidan ladhahana, waa iyaga uun.

  2. Sambuur says:

    Masha allah ilaahow wadankena nabad nooka dhik

  3. War naguhu maxey ahayen meshu ma aroos baa kajira bisinka

  4. Wa war weyn o farxad leh,darbaxo kale o weyn kutahay alshabta kusugaan dalka somalia.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII