Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweynaha Faransiiska oo maanta gaaray dalka Mali oo ay ciidamadiisu howlgal ka wadaan

Madaxweynaha dalka Faransiiska ayaa booqasho ku tagay dalka Mali halkaasi oo ay Ciidamadiisu kawadaan howlgal soconaya wax aan ka badneyn muddo 3-isbuuc ah.

Francois Hollande Madaxweynaha Faransiiska ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Taariikhiga ah ee Tumbuktu lixmaalin kaddib markii ay ciidamada Faransiiska iyo kuwa Mali ay qabsadeen.

Waxa uu u mahad celiyay Ciidamada Faransiiska guusha ay ka soo hooyeen howlgalka Mali waxaan uu ku baaqay in howlgalka ay hada la wareegaana Ciidamada Africanta ah.

Taniyo markii la afganbiyay dowladdii Maalii sanadkii hore bilawgiisii ayaa waxaa qeybaha waqooyi gacanta ku hayay kooxo Islaamiyiin ah oo gacan saar la leh Ururka Al Qaacida kuwaasi oo ku dhawaaqay dal Madaxbanaan oo Al Sawaad lagu Magaabay inkasoo uusan aqoonsi helin.

One Response to Madaxweynaha Faransiiska oo maanta gaaray dalka Mali oo ay ciidamadiisu howlgal ka wadaan

  1. Wiil Wadani says:

    Hi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII