Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin u diray Soomaalida dibadaha ku nool gaar ahaan kuwa Ingiriiska waxana ay u dhaceysay Sidan:
“Soomaalida kunool caalamka daafihiisa kala duwan gaar ahaan mida ku nool Ingiriiska, waxaana leeyahay Soomaaliya Isbadal ayaa ka socdo isbadalkaasina waa idiin baahanyahay ee hasuginina dalkii Soomaaliya oo qurxoonaado oo aad ku noqotaane, waxaab keeyahay aan wada quruxsano dalkii soo noqda.
Fursadaha ganacsiga ah iyo kuwa shaqo oo aad ku heysataan Yurub, America, Asia iyo Africa waxaa aad iyo aad uga balaaran kuwa suurta galka ka ah Soomaaliya laakiin dadkii ka keeni lahaa dhulkaas ayay rabtaa waana adinka waxaan idin leeyahay soo noqdo dalkiina waa idiin baahanyahay indinkana waad u baahantihiin.
Hadii ay jirto qof maslaxad gaar ah ka fakareysa Soomaaliya maanta wax kaga badan majirto marka anaku waxaan anahay dowlad idin soo dhaweynayso, idin dhageysaneysa dhibaatadiina ka jawaabeysa, dareenkiinana ka jawaabeyso hadii alayiraahado. Aaan wada dhisano dalkeena Lamaha Huraan Waa Coowska Jiilaal.”
Halkan Ka Dhageyso Madaxweynaha Somaliya
sax mudane madax weyne lama huran waa dal kene diin tuna waa tan islamke nagu hogami madax weyne
KAWAANLEEY YAA XUKUN NOOGU DHIIBAY