C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo dhawaan ka soo horjeestay Aqoonsiga Maraykanku uu u fidiyay dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay isagoo ka hadlayay shir Xibigiisa uga furmay Garoowe in ay socdaan wadahadalo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.
Madaxweynaha Puntland ayaa tilmaamay in wadahadalaasi ay meelwacan marayaan islamarkaana Natiijooyinka ka soo baxay ay suurtagal ka dhigi karaan in aysan ka siimid ahaan Soomaaliya.
Faroole oo hadalkiisa laga dheehanayay dhiiranaan iyo hididiilo ku aadan Somaliland oo ay iska soo horjeedi jireen ayaa carabkiisa ku sheegay in Somaliland ay isku raaci doonaan kasiimid ahaanshaha Soomaaliya Ama in ay ka go’aan.
“Qolooyinka (Somaliland) iyagu hada tashaday oo gooni aaday, anaguna malihin kaalaya khasab baanu idinku heysanayaan, Laakiin waxa naga dhaxeeya aan ka heshiino Bal waxa kale waa la isugu imaan doonaayee..Waxbaa naga Dhexeey, Reer Baadiyaha waxay yiraahaan [Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa], Anaga (Somaliland iyo Puntland) horta khilaafkeena aan meel dhigno, Marka HADALO way iska soc socdaan, bal aan meel wax isla dhigno….Ama isla go’nay Ama aan heshiinay, Ama Soomaali kuwada biirnay Ama Waa la wada kala tagay.” Ayuu yiri Faroole.
Dhanka kale Faroole ayaa waxa uu ka hadlay dastuurka Soomaaliya, waxaana uu sheegay in aan loo baahneen in ay dowlada isku koobto awooda dastuurka taasina ay sharci daro tahay Waxaana uu barlamaanka Somaliya ugu baaqay in awooda dastuurka si wada siman loo qeybsado.
Majirto cid cadeynkarta wadahadalada uu sheegay Faroole in ay kula jiraan Maamulka Somaliland.
faroole waa in lasoo qabtaa oo maxkamad la soo taagaa sabab tu waxay tahay faroole waxuu u shaqeeyaa itopia oo rabta in somalia marna ka dhalan dawlad , markaa shaqsiyaad noocaa oo kale ayaa ku badan ,waxaana leeyahay soomaaliyeey iska qabta dadka u shaqeeya itopia oo damiir laawayaasha ah , sidaan haddii wax ku sii socdaan waa loo yabaa somalia ,
kk ooh hadalkaadu waa isir nacayb ee maaha somali nimo farole waa fadaraal hadii lawaayo fadaraal puntlandna way goi
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Wax lugu qoslo ahaa k.k.k wax kalanah wan kasugaynaah
Xaare nin daad qaaday xumbo cuski, ayad noqotay somaliland hada kumabahna
faroole wuxuu doomo ayuu kuhadlaa somaliland 20 sano citraaf weyday somali isagaaba qadka kabaxayo mardhow puntland na wey katashan doontaa hadii uusidan kusisocdo waayoo dowkada somalia qabiil walba wuu kaqaatay xaqiisa cid gooni ulehna majirto waa dowlad dadka udhaxeysa puntland wey kabadanyihiin aqoonyahano nuucagana wey katashan jaahilyohow.
faroole maahan inuu sidaan wax u raadiyo waa haduu wax tabanayo maahan marna inuu kufaano somali ban isukenay marna uu dadka lasohor faristo ana somali duminaya wuxuuna mudanyahy in la iska qabto
war cusub faroole wax uu kusoo riyooda un buu noo sheegaa waa in cilaaj lageeya odaygaan wuu isku dhex yaacey
Qabyaaliiste faroole ah soomaaliya kala magooy karo majertenka oow xooga kuheysta moowna mooday yaa lagu naageysan mustaqbalka
Kkkkk nacas waqti yar baa kuudhin yaan lagaa jagada dowlada somaaliya wey hanaqaaday aamus anaa kumaqlee somaali cid kala gooyn karto majirto
Waa laba qaran-dumis, SNM iyo SSDF.
War wax soomaali layiraahdo malaha,ee nin walba sida uu reerkaada ku badbaadi suubi
scww kkk run sheeg ama been sheeg waa adiga laakiin waxaan ku xasuusinayaa hadlkaaguna u egyahay 2006dii heestii caanka baxaday ee ahayd itoobioya waa cadowgeena iyo ku dhaqanka shareecadaan rabnaa duf ku bax ma faroolaad gaartaan hadaad isu tagtaan xaaraan ku naax
faroole asaga ayaa is ka leh dhulkiisa sidii uurabana waa uu u galayaa adi taada adkayso xaare
Wa arin lo bahan yahay.hadi 2di is haysten ey wada kulmeyn.meshas waxan kafahan ney somalidu in ey kala dheren.marka hadi 2das ey mel wada faristen.somaliwenta waxba kuma’aha wadahadalka.
runsheeg adiga waxaa ku kicisay dareen qabiil duli war faroole anagaa jecel oo taageersan waayo waxaan doolad wax ka aqoon sida xasan xoolo oo kale ayuu naga hayaa ilaahow faroole noo dhoor oo noodaa jiro ayaa idin ka buuxda idinka iyo kuwa wepkan leh Allaah idin caafiyo ayaan idin leeyahay aniga dhamaantiina faroole 8 gobol ayuu hagaagsaday oo dooladiisa kashaqeesaa ee idinka banadir un hagagsada xoolayahay
Warer.com iqyaarey faroole waxbo lagama qoro suu ujogo war lu iska shega malaha shactiro iyo in lashegshego ayu ola jeedaa
Kkkkkkkkk wa yab ma faroola mise wa somaliland dhankad rabtan ogo’a ictirafnah ha u so radshina muqadisho
Masulka daya sxb mesha hadan dowlad ka jirin dariska ha la heshiye itobiya hadi u la tashadana wax kama ha labayan tks
Ninkan yaan lacaayin dhimirkiisa hala baaro yaan lagu danbaabin nin fayow oo ma ekee
faroole hadalkisa micana malaha lakiin somaliland iyo puntland lama dagaan loo yaqaano hadii ay go’aan waa fiicanatahay koonfur laga tarxilaa sida sacuudiga camal 2 wabi bada ayaa ka badan gedo ilaa jubbaland ilaaa gobolada dhxe meesha uga noolasha wanaagsan ayay noqoneysaa reer bari kismayo dagana waan tarxileynaa that is good news lol
Nin mar waashay uroonaada e mabogsado faroole waa nin waalan madaxa ayu waxkaqaba alaha caafiyo
Reer xamarku waxey ku mahmahaan geel xaaray ma noola reer baraawahuna waxey ku mahmahhaan dhurwaa la teg bartay ka dhig waa ku ceeb
Caruurey waaladkiina kadanbeeya samalia waa waaladkiina waxaan ulajeedaa puntland iyo somaliland,raali ahaada waxba xakaxumaanina agoonsiga somaalia laagonsadey, waana laidintalinayaa
hadalkas wali manan maqal lkn haddii ay jirto oo c/raxman faroole uu yiri warkaas waxan u’aragnaa kaf qalad iyo waliba dib’udhac weyn oo kuyimid midnimada umada somaliyeed. Waxaan kula talinlahaa faroole ha noqon daba-dhilif ushaqeeya ethiopia
kkkkkkkkkk sheekada waa ku xuntahay walahi ximan iyo xeeb waa go.i rabaan ayagana waxay raacayaan khaatumo state galmudugna waxay raacee bay iyo bakool kkkkkkkkkkkkk xishood daraa dad male miyaa ninkaan
asc/faroolewaa waashay kkkkk lahasooxiro waa tuug
mudane farole hadduu hadalkas yiri waa hadal siyasaded xaqbuna uleyahay in uu ka hadlo siyasadda somaliya tas hadan ka haro sxb farole dabile mahan marka ad ledahay ha lasoqobto indhacade soqobo puntland cidna uma bahana sidas ayey dawlad ku tahay awodleh
caasimada.com ayaa lagu yaqaaney beenta adigane maku darsan tay waligey tan oo kale ma.arkin ileen haweye maxishodo waxuu rabo ayuu iska so qorayaa hada kadib waan idinaka firsanayaa qoraladina insha allah
Puntland wa puntland somaliland go id dedu ayaday utalaa lkn puntland dhaqan xumada reer konfured wadan hay dayn puntland kama mid aha nayso somaliya de awalba somaliyada lashegayo waxa nogu damay say 19091 ha danah wax ugama bahnin ee ayagu nabad hasa maysten viva puntland and mudane faroole
Faroole wuu ku saxsan yahay hadalkan ka soo yeedhay waa run danta Puntland iyo Somaliland waa isku xidhan yihiin meelo badan waa laba dowladood oo jaar ah waan soo dhawaynaynaa maamulka Faroole talaabada wanaagsan ee uu hore u qaaday Somalia Hawiye ha u hadho bY
dawlada somalia waa inay garabsiisa mamulkan khatumo ee ah mamulka kaliya ee jara gobolada waqooyi ee dawlada ka amarqaata maxa sl iyo pl ukibrayaan madaxwayha iyo raisal wasaruhu waa inay fara galiyan siyasada waqoyi khatumo la tageero iyadaa kufilan oo isku xidha waqoyi iyo koonfurba waa hadii xal larabo
kkkkkkkk kor waayeel waa wada indho horaa loo yiri, faroole mar horu maxkamada caalami ah lahaa in lasoo taago, hadeer oo ay daruuf haysato maxkamad iska daaye in lala hadlo ma lahan ee yaan juuq iyo jaaq loo oran,? Oday geeridiisa arka waa calaamo aduun, faroole wuxu arko waa garan karnaa ee shib ka dhaha?
To faroole wa. Nin an. Maskax lahen oo wuxu dono ku hadlo lkn ani ma aminsani shacabka rer puntand aya fikirkisa la qabo mana kafilayi dadkas wa dad walahayaga ah oo somalinino jecel marka manta inu yirahdo 1991ki xasuqi dhacay wa in laga wada hadla ok ma xuna wagaas wixi isla yay somali oo idil bay ahet oo cidan ajnibi ahí kujirin lkn 2006 ila 2008 ki wixi muqdisho. Ka dhacay uu hormudka uaha marxan cabdulahi yusuf axnmed isbartimo wixi ay xabashi ka samaysay iyo masajidi culumadi lagu bireyay miya laga wada hadla tasna ileen xasuqan waxa loso watay cidan xabashi ah lkn wixi 1991 ki dhacay wa somali dhexdeda lkn rer muqdisha xabashi aya loso watay 1 milyan kudhawad la xasuqay ok 1988 ki wixi hargaysa marxun afwayne ka sameyay miya laga xisabtamaya xasuqi hargaysa ka dhacay ader faroole hadalkas dagal sokeye ayu kenikara e ka firso. Midakale hanti xamar lagu hesto majirto nin walba gurigisi wu u imankara ama ha gato ama hadago ama ha kiresto kalay imow. Gurigada firso ada leh muqdisho wa casimadadi cidna kama xigto adaga leh ana wa leyahay somalo dhan ba leh muqdisho. Marka. Hadi magdhaw la bixinayo wa in xasuq yadi wada dhacay miska lasosara ama in wixi hore la ilaba ooo new somalia galnaaa. Wa la oga wixi bosaso ka dhacay dadki konfur katagay oo tahribta yeman utagay in bada lagu qubay oo la jirdilay oo la kufsaday dumarki si arxandaro ah bada bosaso logu qubijiray meday tas miya laga hadlay war wxana u nogestay farole mayara wlh wixi 1991 ki dhacay tan bosaso ka dhacda kadaran umad somaliyed oo muslim ah ina doon inta ku gurto oo bad weynta dhexe ku dadiso si xasad nimo ah oo misna jirdil logugusidaray war taas miska sosara hadi wada hadal rabtaaaan
Faroole somali wa mide ha kala sarin o shacabka rer budlan dhib ha u horsedin adigu waxa tahay nin lalush ku shaqeyo iyo kana qata itobia iyo waxi lamid ah e indha kala fur somali way mudode somaliland wa somali wana dad is xil qame lkn adi waxa tahay wasaq somali in ow gato rawo koley somali hurdada way ka kacde mida kale an ku shegayo aya aha siyasad hade ka wenato wa laga hara e lama qelqeliyo sidi damer damer iyo doc ka yerna danka aya lagu dhufta e dawa jog madaxda sare gar ahan madax waynahena umada somaliyed ay ku faraxsantahay mudane xasan shiiq maxamud ilah ha guleyo wixi aqawad ku ah dalka asiga u tagan nolaw o waliga jir madaxwene
Kkkkkkkkkkkkkk faroole waxad tahay 10 wajiile somaalilandna waa umad ilbaxsan waxna uma sheegi kartide maradii ba ka dhacdaye damiir laawana waa tahay shacabka reer budlaana ma qaldi kartid runtiina somaali ma ihide muuqaal iyo laajada somaalida ayaad leedahaye duf kubaxe aamus kgayr masuulyahow
Saaxibayaal joojiya colaadda iyo qof nacaybka meel uu ka socdo aan la aqoon.farole wuxu madax u yahay qayb muhiim ah oo somaliya ka mid ah,markii xukuumadda somaliya la aqoonsadayna puntland way u hambalyaysey waxayna ku tilmaantay guul u soo hoyatay ummadda soomaaliyeed,meel madaxweyne faroole ku diidayna ma jirto.waxaan idinkula talin lahaa inaad nabad iyo dib u heshiisiin ka shaqaysaan oo aad joojisaan dhiirigelinta colaadii sokeeye ee laga soo gudbay ,kana qayb qaadataan dadaalka loogu jiro in heykalkii dowladnimo iyo sharaftii aan lahayn soo ceshano,taas oo nooga luntay waxa hada maskaxdiina ka guuxaya oo hadaladiina laga dhadhansan karo.
Hanbalyo madaxwayne hadalka taariikhiga ee maanta aad cadaysay.
heshiiskasta oo aan la galno Muqdisho socon waa
cadowtooyo dhamaan wayday ayaa taal meesha.
dulmigay reer Muqdisho ka galeen bulasha Puntland ma ay garowsan 22 sano kadib inay ku saxnayeen ayayna isu qabaan.
dhamaan arimahaan waxay keeneen in la is waydiiyo dadkaas wax danbe ma naga dhaxayn karaan.
waxaan lee yahay ka dhabee intaydoontaba haqaadatee Muqdisho waxaan lugooyo ahayn noogama horeeyaan.
guul Puntland.
DAMEER DAANKAA LA JEBSHAA BEEN BEEN WAA DHAMAATAY XAMAR CADE AYAA TALINEYSA IYO WIIL Samaale
Tolow waa yaabe faroole dadka hogaan ka dhigtay ma fayowyihiin war ninkan maano koobiyo ayuu raba ooliyada iyo biyaha ayuu isku daray
Hadalkaas bulshada puntland maku raacsantahay tolow ?
hhhhhhhhhhhhhhhhhhh bacaaaaaaac lax ciday
Wa runti madax wayne farole ilahay aya na aburtay waxa nahay dad islam ah o sharaf leh o muwadinin ah marka maraci karo isbarada iyo kufsiga dulmiga ka ay wadan koxda yar e xasan shekh e ku salaysan cunsuriga iyo isir naceybka
Wa runti madax wayne farole ilahay aya na leh waxa nahay islam o sharaf leh o muwadinin ah marka maraci karo isbarada iyo kufsiga dulmiga ka ay wadan koxda yar e xasan shekh e ku salaysan cunsuriga iyo isir naceybka
Kkkkk silanyo &farole halasoqabto wadagal ogayal
kkkkkkkk faroole waa oday iska hadlay waxa uu u qaba xooga uu ugu darsaday halka sano oona u martay in ay tahy doolada soomaaliya war hooy waad dhunsantahe godkaga aya biyo kuugu soogalen adinka iyo soomaaliland aad shekeso waxa kaabiga idin soohayo al shabab awood aad isga dhicisana maqabtaan marka sided uga maarmi kartaan dolada soomaaliya nin ishubo ayaa booteya
Warqaaday benta an mela lagu ganbanaynin daya hadi kale wad go.aysan
From:mahad dheere( dhaadey cigaal aadan kumagac dheer)oo jooga kenya. Nin doonaaba ha hadlee sxb yaal aflagaado waa helkeeda nin caytamana isagaa leh afkiisa. Maah-maah baa lagu yiri gafuur cawo ninkiisuu dhibaa kii maalinimona kii daya. Adeer dowlada waxaa loo doortay midaynta & maslaxada shacabka wixii heshiiskii lagu heshiiyay dhaaf san haday kabaxdo adeer waa laga tashan maxaayeelay sxb bahasha cirka kama soo dhicin ee waa lasoodiyaar hadaan la is indhatarayn waxa gacan wayn kagaystay alle kasakow dadka afka lagu balaqsiinayo waa puntland waxa waqti & dhaqaalaba u huray qadarin & xurmay mudnaayeen sxb ee in layiraaho puntland & hebelow maaha faroole marka lillaah loo hadlo waxa kaqaylasiiyay maaha waxyar adeer waa xaqdarada xamar taal qarankii soomaaliyeedna waa meeshii ugu wardanbeysay faroole ninkii caqli lahow wuxuu uhadlay danta guud& midnimadi soomaaliyeed in dad gaar ah marooqsaden tuug ninkii tilmaama danbi magalin ee taa ogow isbedel hadii lawaayana xaqbuu uleeyahay dhulkiisa waxa udan ah inuu kahadlo adeer dal & dadba waa haystaa ninkii dhoof kuyimi yeey geeridu dhibaysaa.(Auth-long-man mahad dheere xagadere camp kenya)
Kkkkkkk waxan ayaa lagu leyahay waa porf. Xagee wax ku so bartay war kan waa mid kamida hogamiyashi u shaqen jiray ethopia muxu waqtigan oo ah waqtiga oogu janiska fican in uu mucarado dowlada ay raga aqonta u saxibka ah ay iskugu imaden war yaan lagugu qoslin somaliland ayadaba hada diyaar u ah in ay ku birto somalia hadi aad adiga dhahdo wan isla goeenaa
Farole wuisku dhax yacay runti waqtigisi dhamaye dadka inu iskudiro mu ujoga yaab.com
Kkkkkkk buntland iyo somaliland maanta ma shaqeyso maanta waxaa kaliya oo jira hawiyeland iyo mariixanland iyo raxanweynland kkkkkkk marka aan aragno cidii raysaa lkn somaliyeey hal mid aan ka dhawaajiyo faroole caafimaad darro xagga maskaxda ah baa heyso hadalkiisu qabasho maleh majeertenow nin idin matala la imaada oo fiyyow hadii kale magac la aan ayaa inka raacaysa dameerkan kkkkkk
duqa waxa qeeladhaanta kakeenayo laba iyo labaatansano ayey sacotay dhaqan hugaamiye kooxeed wali taas ayaa qalbigiisa kutaagan mana doonayo dhaqan doowladnimo marka waxuu ubaahan yahay dhqan doowladnimo in labaromarna madoonayo sistam dowladnimo wax uukahelo waxuu doonayaa wax xisaab la aan jibkiisa kudhaco taas waalaga kudbay kadaalna loonoqanmaa marka riyada ha iska daayo
puntland faroole wakiil kama aha garashadi ayuu ka hadlay hus baanu leenahay