Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Deg Deg: Qarax xoogan oo ka dhacay Banaanka hore ee safaarada Maraykanka ee Magaalada Ankara, Turki

Dhawr qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay banaanka hore ee Safaarada Maraykanka ee Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Taleefashinka NTV ayaa soo badhigay muuqaalo muujinaya dabiyo burburay oo u dhaw dhismaha Safaarada Maraykanka ee ku taala Magaalada Ankar ee Caasimada dalka Turkiga.

Wakaalada AP aya soo warisay in la arkay meydad yaalay wada gaar ahaan banaanka hore ee Safaarada Maraykanka ee dalka Turkiga.

Majiraan warbixino hordhac ah oo si cad u muujinaya qasaaraha uu geystay Qaraxaasi Majiraan kooxo deg deg u sheegtay weerarka goordhaw ka dhacay meel u dhaw safaarada Maraykanka ee Ankara.

Taleefashinka dowladdu maamusho ee TRT ayaa sheegay in dadyar ay ku dhaawacmeen qarax islamarkaana ay yimaaden goobta dhawr Ambulance oo dadka dhawacmay qaadayay.

One Response to Deg Deg: Qarax xoogan oo ka dhacay Banaanka hore ee safaarada Maraykanka ee Magaalada Ankara, Turki

  1. Maryan says:

    Ilahay hacafiyo dadka dhawacmay dadkadhintayna ilahay haunaxristo ilahay waxa ka barina inaa laso qabto cida falkasgestay soqabta ilahay hanifududeyo soqawitanka soqabta cidaas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII