Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay hadalkii Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Shalay ka soo baxay Waxaana uu sheegay in aqoonsiga dowladda Soomaaliya ay heshay ay tahay mid maslaxad ugu jirto dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan loona baahan yahay in aan laga hor imaan.
Madaxweynuhu waxa uu sheegay in aanay jiri doonin cid la qasbayo ama dhibaato loo geysanayo, oo ay dowladdiisu ka shaqeyn doonto midnimada umadda Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Somalia aysan Marnaba raali ka ahaan Doonin in Somalia ay kala qaybsanaato Waxaa uu intaa Raaciyay In Dowladdu ay Sii wadi doonto Sii kardhinta wada hadalkii bilawday ee ay ku wada hadlayeen dowladda iyo Maamulka somali land Isagoo Meesha ka saaray in Taageerada la siiyay Somalia ay somaliwayn dani ugu wada jirto.
Shalay ayaa Madaxwaynaha Maamulka La Magac Baxay Somali land Axmed Siiolaanyo Mar uu ka hor hadlayay Golayaasha Maamulkaasi Waxaa uu sheegay in Dowladda uu hugaamiyo Mudane xasan Sheik aysan Matalin Shacabka Maamulkaasi Sida uu Hadalka u dhigay isla Markaana ay Yihiin Maamul Madax banaan..
ARYAAA ADDUUNKII AALA ROGOOWHAAYAA KAWAANLEEY CALIGAAF AA MADAXWEEYNE AH EEY HADDA LEEYIHIIN WAABO YAABANAHAY
Waxaasa madaxweyne ladhaha iinoolaaw walaalkeey macane
Madaxwaynaha umada somaliyed mudane xasan shiiq maxamuud wan ku salame waxana kugu salame salaan midi ugu qima badned tasi o ah aslamu calekum waraxmatulahi wa barakatu run ahanti waxa tahay farxad somalida uso hoyate mida kale waxa tahay madaxwene kudasho mudan mida kale o an ka hadlayo aya ah somali in ay mid tahay e marnaba kala qebsami karin wana kugu racsanahay in ad somali mideso hadi anu nahay dhalinyarada ku dhaqan south africa waxan ka codsanena in ad la xisabtanto dolada south africa o iyo sidad ogsontahay sanadki hada laso dhafe ama an wada ognahay dalka south africa waxa lagu dile dhalinyaro somali ah o tiradoda ay gareso 3334 o dhanyaro ah wlh wan ka xumahay tas
Xasan gurguurtoow been naftaada haw sheegin somaliland way ku daysay rer xamarw calooshina xidha