Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Wasiirka Arrimaha gudaha oo sharaxaya sida ay maamul ugu sameynayaa degooyinka iyo golada Al Shabaab laga qabsaday

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariim Xuseen Guuled oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa waxa uu sharaxay qaabka wasaaradiisa ay u qabaneyso shaqda golaha wasiiradu ay u igmadeen ee ah maamul u sameynta gobolada laga saaray Xarakada Al Shabaab.

Mr. C/kariim ayaa sheegay in Mas’uuliyada loo igmaday islamarkaana dowladdu ay leedaha ay tahay in ay la socoto oo ay kor ka eegto maamulada la sameynayo waxana uu tilmaamay in dadka deegaanka ay u madaxbanaanyihiin maamulka deegaankooda ama degmadooda.

Hadlka Wasiirak wax uu imaanayaa waqti yar kaddib markii uu Kismaayo ka hadlay Axmed Madoobe oo uu sheegay in go’aanka golaha wasiirada ee ah maamul u sameynta gobolada iyo degmooyinka uu yahay mid majaxaabinaya dadaalka maamulkisia KMG ah uugu jiro maamul usameynta Kismaayo iyo Jubooyinka.

Hadaba Waa sidee qaabka Maamul usameynta ee ay golahala wasiiradu go’aanka kugaareen?

Halkan Ka Dhageyso Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka

2 Responses to DHAGEYSO: Wasiirka Arrimaha gudaha oo sharaxaya sida ay maamul ugu sameynayaa degooyinka iyo golada Al Shabaab laga qabsaday

  1. Kismayo says:

    Wuuqaldan yahay wasirka c /xakin waa inuu kafagada maamullka kismayo ayagaa samaysanaya ee sii madax banaani

  2. Axmedxasan says:

    Wax nagucusub mahan in marwalba rajada shacabka u nhn hor istago anigu waxanqaba axmed madowe inay uficnanlahad inu cidamada kuwarejiyo dowlada taladana odayasha asagana u isagatago tulada o u dowladas balaran dhinac kagalo intay gorigortahay hadikale waxa imaneysa inu mel xun kudanbeyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII