Dowladda Ethiopia oo hada hogaankeeda ay qabteen Madax cusub markii uu geeriyooday Ra’iisul wasaarihii dalkaasi ayaa fikiro kala duwan ka qaba arrimaha Soomaaliya.
Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibadda Ethiopia Dr. Tedros Adhanom oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan nabada Soomaaliya ka soo bidhaameysa waxana uu sheegay in Soomaaliya oo nabad noqotaa ay tahay Nabada Ethiopia.
Halkan Ka Dhegyso Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia
Lacnat alle hakugu dhacdo. ethiopia ayaga ayaa mas.uul ka ah fowdada walikeyd kajirtay somalia, insha allah ethiopia islamiyiinta kacantoda ayey sogaleysaa
As
wax nabad ah naguma soo dabaalin wax abaal ah uma heyno abaalkooda waa cadawtinimo waxaa abaal naga mudan amisoon oo ku soo dabaashay nabad somalia