Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

ManchesterCity oo Awood u sheegtay Kooxda Arsenal Ciyaar ka dhacday Garoonka Emirates Stadium

Kooxda difaacaneysa horyaalka EnglandManchesterCity ayaa guul weyn oo ay ku farxaan waxa ay ka gaareen dhigooda Arsenal oo ay xalay ku soo booqdeen Waqooyiga London. 

KulankadhexmarayCity iyo Arsenal ayaa ahaa mid xasaasi ah waxana guushu ay u muhiim aheydCity oo dooneysay in aysan ka harin United oo shalay guul ka gaartay Liverpool. 

MachesterCity ayaa isga reebtay 2-0 Arsenal inkastoo Arsenal Koscielny uu ka qaatay Kaarka Cas 9-daqiiqo markii ay socotay ciyaartu. 

James Milner ayaa gool 1aad ku daah furay 21-daqiiqo halka Edin Dzeko oo qasaariyay Rigoore loo dhigay uu 32-daqiiqo ka dhigay ciyaarta 2-0. 

VincentKompanykamtankaCity ayaana 75daqiiqo kaar cas isna qaatay. 

Sidaas ayaana lagu macasalaameeyay Arsenal oo muddo dheer aan gurgeedaCity uga adkaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII