Askarigii labaad ee Faransiiska ayaa u geeriyooday dhawac soo gaaray intii lagu guda jiray howlgal guul dareystay oo lagu samata bixinayay la heyste Al Shabaab gacanta ugu jiray muddo dheer.
“Askarigii labaad ee ka tirsaan Kumandoska Maraykanka ee dhawacnaa waa uu geeriyooday, waana soo badhigi doonaa meydadka labada Faransiiska ah ee aynu heyno” sidaasi waxaa Wakaalada Wararka Reuters u sheegay Sheekh Cabdal Casiis Abu Muscab oo ah Afhayeenka dhanka howlgalada Shabaab.
Sheekh Cabdal Casiis Abu Muscab ayaa sidoo kale u xaqiijiyay Wakaalada Reuters in wali uu nool yahay Denial Allex islamarkaana ay nolashiisa ka go’aansan doonaan maalmaha soo aadan.
Ciidamada Kumandoska Faransiiska ayaa waxa ay habeenkii Sabtida ka fuliyeen Magaalada Buulo Mareer ee gobolka Sh/hoose halkaasi oo la rumeysanyahay in la huyay Denis Allex oo muddo gacanta ugu jiray Al Shabaab.
Warkan farxad badana allahayow all shabab guley wayashfi suduura qomin muminin bakadhacdey
Alow galada dabargoo meel ay joogtaba.AAMIIN AAMIIN.
Ahaha ha gaalda frach waay qasaaree ahaha xaa keeny somali alshab guuleysta aawi komandosnimada ahahahah ciyaalkii alshabba ma adinka bursady adiko ah ahahahahahah ohhohohohhohohhohohohoho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkfaransaa fashila darna ahahahahah ohohhohohhohohhohohohohhohohhohhohohhohohhohohh kkkkkkkkkkkkkk
guul guul guul muslimiinta ha guuleystan