Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qarax Ciidamada AMISOM maanta lagula eegtay Magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose

Qarax qasaaro geystay ayaa waxa Ciidamada AMISOM lagu la eegtay Magaalada Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose sida ay dad goobjoogayaal ah xaqiijiyeen.

Qaraxa ayaa waxa lala eegtay 3-gaari oo Ciidamada AMISOM ay wateen, waxaana la tilmaamay in qaraxu uu la kacay mid kamid ah gawaaridii AMISOM ee marayay Magaalada Marka.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in uu jiro qasaaro ka dhashay qaraxa hase ahatee aan wali lashaacin tirada sarmiga ah ee ay wax soo gaareen.

Majirto cid sheegatay mas’uuliyada qaraxaasi hase ahatee qaraxani ayaa qeyb ka noqonaya qaraxyo maalmihii u danbeeyay lagula eegayanay AMISO Magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII