Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Wasiirka Difaaca dowladda Faransiiska oo ka warbixiyay howlgalkii Ciidamada Kumandosta dakiisa ay ka fuliyeen Buulo Mareer

Wasiirka Difaaca dowladda Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa ka warbixiyay howlgalkii ay Ciidamada Kumaandooska dalkiisa ka sameeyeen Magaalada Buulo Mareer ee gobolka Sh/hoose.

Wasiirka ayaa sheegay in howlgalkaasi uu guul daro ku dhamaaday islamarkaana ay dhaceen waxaan la fileyn.

waxa uu qiray in dagaal xoogan ay la kulmeen ciidamadooda hal askarina uu ka geeriyooday sidoo kalana Shabab ay goobta ku dileen la heystihii la doonayay in lasoo badbaadiyo.

Halkan Ka Dhageyso Wasiirka Difaaca dalka Faransiiska

5 Responses to DHAGEYSO: Wasiirka Difaaca dowladda Faransiiska oo ka warbixiyay howlgalkii Ciidamada Kumandosta dakiisa ay ka fuliyeen Buulo Mareer

  1. Alahu akbr says:

    الله اكبر والعزة لله وللمجاهدين ‏mesha ma burcad baded ayay moden inlala ciyarayo ader rag dhigodi ilahay ka gatay aya jogo ilow mujahdinta xifdi ‎

  2. Mukhtaq says:

    Warqaad ufbala idinyiri idinka & wasirkaba

  3. Farax says:

    Allaku akbar waligedba galo gul magarin allah ayana ku mahadsan gusha ow misliminta siyay faransisne gushi ow radi nayay allah aya qasro ugu bedelay

  4. Daud says:

    Alahu akbar allahu alle aya ku mahadsan jabiyey cadowga musliminta fashiliyey qorshihi lagu so qadey bulo marer galadi so qadey waxey donayen alakis lakin uma sura galin alakis ee waxey ka tagen jalakis& filakis kale alxamdulilah alah aya ku mahadsan mujahidinta ka hortegtey alle ha xifdiyo ku wa ku shahidey alle haka aqbo kwa ku dhawacmey alle ha cafiyo amin dhaman waxan inta ka slma mujahidinta asc alle ha idin sugo

  5. mujahid says:

    allahu akbar allahu akbar walilahil xamdo wamalingul leh wa malin farxad leh wamalin cadowga jabay faransiska waxad wada ogtihin in ey rarten burti ugucansaney bakol o ey kamid ahay kheyradka dhulkena hoyo waxan ugubaqaya dadka walala kadhiganaya haba ubadnadano rer jabuti iney iska tirtiran wahagarkali dardaran nabige muxamed csw wad ogtihin ayan umaleyna

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII