Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Hogaamiye burcad badeeda ka tirsanaan jiray oo ka hadlay sababaha uu uga baxay burcad badeeda iyo wax ku kalifay markii hore in uu ku biiro

Maxamed Cabdi Xasan oo hogaamiye burcad badeed ahaa aya ku dhawaaqay in uu isaga baxay howlihii burcad badeednimada ee uu ku soo jiray muddo kabadan sanad sida uu hadlka u dhigay.

Wareysi uu uga hadlayo howlihiisii burcad badeednimo iyo waxa ku kalifay in uu ku biiro iyo sida hada ay waxlayihiin ayuu BBC-da laanta Afka Soomaaliga siiyay.

Isgoo sidoo kale ka qoomameeyay dadkii aan danbiga laheyn ee ay dhibaatada ugeysteen intii ay howshan ku guda jireen.

 

Halkan Ka Dhageyso

8 Responses to DHAGEYSO: Hogaamiye burcad badeeda ka tirsanaan jiray oo ka hadlay sababaha uu uga baxay burcad badeeda iyo wax ku kalifay markii hore in uu ku biiro

  1. Wax ku kalifay malahay hawadi naftisa ayu racay shaydan aya u ifiyey

  2. Abdi xaye says:

    Waryaya warqad waxan intad dad aqrista dahdin hada calamada kor sareysin maxa wayo wax laga aqristawa kumajiro mesha hasogalenena markahore ama dad sifican ha u aqristan i kadayo waxad kor sareysen ama wa fick waxad goreysen o waxwawa kamajiro miya

  3. m.rikoor says:

    warqaad waa maxaay ciladaan idin heysata waxad qortaan maba la aqri karo kasaara fadlan ama iska dhaafa ewelba been iyo iskudir ayad shaqo kadhigateene.

  4. Panadol says:

    Tuugo weye warqad wa wap ben moyen an wax kale shegayn hadana ma anay ileyahin wu ka so labtay borcadnimadi war wali hawshanada ayan wata mana ka labanayo e dadka benta ha u shegina sxb manta ayan qabsanay markab laga leyahay europe wana wadayna

  5. Wiil somaliyed says:

    War naga dhafa warqaad warka mashi laga aqrin laha ad focbok ga kor sarten hadan aqriste yaasha nahay wan kaxunahay arintas sorry sorry

  6. samadoon says:

    fadlan wan kacodsanaya warqad iney waxkabedesho wararka eysodeyso wayo waxad ledehin warkan aqriso wax faah faahsana malahan madsanidin

  7. samadoon says:

    wax la aqriyo sodaya

  8. Run sheg says:

    Burcd bded wa majerten iyo hbargidir kuwasina hadi gajo qbtato waa wado walbo way marayan hadi ay dharganamasajidyada ayey ka wcdiyan ama madax ayey noqdan sida cabdi qaybdid o warshadhi dalka furtay manta wa madax wayne

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII