Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Fowsiyo Yuusuf Xaaji oo dalka dib ugu soo laabtay kana warbixisay socdaalkeedii dibada Maxaa ugu muhiim sanaa?

Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa waxa ay maanta dib ugu soo laabtay dalka iyadoo safaro kusoo martay wadamo dibada ah.

Wasiirada ayaa si kooban socdaalkeedi saxaafadda uga warbixisay iyadoo ku sugan garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.

Halkan Ka Dhageyso Wasiirada Arrimaha Dibadda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII