Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo Sawirada Hooyo Dishay Wiilkeeda kadibna Gubtay Markii quraanka Xifdin Waayay oo Xukun adag lagu Riday

Sara Ege ayaa waxaa lagu xukumay 17-sano oo xabsi ah kadib marki ay ku cadaatay in ay ku khaarijisaty Cardiff sanadii 2010-kii Yaseen Ege oo ah wiil ay dhashay oo 7-sano jir ahaa, waxaana ay u oysay si layaab leh markii ay maqashay in ay xabsiga intaa la’eg muteysatay.

Haweeneydaan oo 33-sano jir ah ayaa markii hore isku dayday in seygeeda ay u saariso dilka wiilkeeda, hasa yeeshee markii danbe waxaa lagu guuleestay in laga hor tago arintaasi.
Sara Ege ayaa wiilkeeda Yaseen garaacday ilaa uu ka dhinto kadibna gubtay si cadeymaha dhibaatada uu u dhintay ay u qariso.

Hooyadaan xukunku ku dhacay ayaa waxaa lasheegay in wiilka ka geeriyooday ay u garaacday sida eey oo kale iyada oo dooneysay in uu qur’aanka kariimka ah xafido.

Haween kale oo iyana sida haweentaan oo kale wiilkeeda ku disay qur’aan aqrin ayaa lagu xukumay xabsi daa’in.

Gacal Xuseen Gacal Ayman
Wariyaha Arimaha Bulshada
Aymancade@hotmail.com

ncd ncd1 ncd2 ncd3 ncd4

12 Responses to Daawo Sawirada Hooyo Dishay Wiilkeeda kadibna Gubtay Markii quraanka Xifdin Waayay oo Xukun adag lagu Riday

  1. Fadlan warka kuqoran qeybta kore ee warka qeyb kamid ah mamuuqdo fadlan kasaara 4geeska

  2. Cabdicasiis says:

    Walee waa yaab,magac dilka Islaamka meel walba maa lagu qoraa?Hooyada la sheegayo in ay wiilkeeda u dishay quraanka xifdintiisa darteed,bal horta aan is-weydiinee iyadu muuqaal ahaan ma u egtahay qof Muslimad ah oo buuxisay shuruudihii Islaamnimada,Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa (Tiisaba daryeelaa tu kale ku dara) waxaa laga yaabaa in ay sababo kale u dishay llmaheeda.

  3. Sayidcumar says:

    Arinkani wuxu u egyahay mid diinta islamka lagu dacayadaynayo marka warqaadow wax walba ha iska qorine waxad aragtay qor. Hubsiimaa hal lasiistaaye adigoo muslima dadka miishaaraha ah haku darsamin

  4. wad walaten markan warqaad waxa lesoqora ayay idikatah

  5. wecel waya ayan umaleyna waxay udishey cunuga

  6. somali says:

    Tani ayadaba wax diin iyo caqli ah malahayn jaahilnimo ayey ugeysey

  7. Marshe says:

    Iyada din iyo caqli malahan lkni webka ku kashaqeyo aya kadaran rux madaxa banaystay aye leyihin wa rux islam ah wlhi waxa wax lagu hadlo malahan

  8. Mohamud says:

    War ka saari waxaan

  9. asc dhaman muslimiinta oo dhan wan idin salamay marka kale waxaan leey yahay diinta islaamka in qalad lagagalo ma fiicino

  10. M Dacaad says:

    War wabeen away culamadha kahadhashay solagamayaba in artis ay sawiren

  11. Arintaasi run’halaga sheego,waayo ma’muuto wax u eeg run!

  12. kkkkkkkkk says:

    kkkkkkkkkk mjinga sana

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII