Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRO KAA YAABIN DOONA: Hadaad Aroos tahay waa inaad is-hubaysaa

Dukaan lagu iibiyo qoryaha dagaalka iyo xabadaha ayaa khidmadkiisa ku daray abaabulida aroosyada, iyadoo labada caruus la siinayo qoryo iyo rasaas ay ridaan waqtiga arooska, iyagoo bixinaaya lacag dhan seddex boqol oo dollarka Maraykanka ah ($300Us).

Waxay xaq u leeyihiin inay helaan wadaad isu guuriyo labada caruus oo naftiisa huwan qori ama bastoolad iyo rasaas iyo inay helaan qol lagu xiray ‘target-yo’ ay xabadeeyaan, si ay u bartaan xabad ridida iyo qori tuurka.

Dad badani oo xiiseeya qoryaha iyo ugaarsiga ayaa aad u soo dhaweeyay nidaamkaan cusub ee la’isu aroosaayo barashada qori qaadka iyo rasaas ridida, waxayna sheegeen dukaankaasi uu heli doono macaamiil badan oo u badan dadka Maraykanka ah iyo kuwa kale ee ka imanaaya dacalada Caalamka.

Dukaan 1 Dukaan 2 Dukaan 3 Dukaan 4 Dukaan 5 Dukaan 6 Dukaan 7 Dukaan 8 Dukaan 9 Dukaan 10

10 Responses to SAWIRO KAA YAABIN DOONA: Hadaad Aroos tahay waa inaad is-hubaysaa

  1. allow yaa somaalia keena ayaga nici doonee

  2. Yaasiin says:

    Kkkkkk waa gaalo way rabaan ay kenaan kkkkkkk wax caqli ah xita ma ah waxaas kkkk

  3. xassan xaaji xanafi xaaji says:

    wallaahi waa cajiib gaalo in ay iska dheesheesho laakin faanoole fari kama qorno muslimiinta waa baraarugsanyihiin

  4. ah ah ah anageey noo tababari rabaan xitaa naagahooda gaalada gaaladu dhashay laakiin raadka mujaahidiinta waa muuqanayaa caalamkana waa ay la wareegayaan insha allaah.

  5. Arintan qosol ka weyn sababto ah,galadu markey raban in ey dadkoda bararujiyan qolo aya waxey tusineysa shey cusub wa lagu dadaani kadib suqa ayu gali sifa kuwa kale ey ugafirsadan ama uga dheyedan halkas hamodin wax layab leh wa tababaar siirgaxan micnaha 2ba janis an kafaidheysano,aros&qori barasho,halkas maxa kasobaxaya sanaadki wax kabadan 1milyan o aros gashey tababaarna heshey mesha ey musliminta hada leb turid eynan iskudeyeynin.marka sirta dhedhenka mesha kujirta dib u barta arinkan aros ka weyn.

  6. Koshin xiis says:

    Marka hore waxaan isukiin racinayaa,salaan sarre,idinkagana mahad celin si weyn,waayo tani wa xadarada ay isku dhaaftay dunidani hormartay,balse anigu koshin xiis ahaan,uma arko in aytahay la’yaab,waayo taasi beelaha ugu tirada badani ee ku dhaqani usa,sida irishka iyo qolyaha intooda badani ahi rer’miiga ee loogu yeero red’indian’s ka uu ka dhashay ninki caanka ahaa ee looro,festel stielon oo ay u taqaan somalidu raamboow,sida qolyahaasi wa u xeer habkaasi,dabcan anigu waxaan xasustaa agihi bur burka dalka yaga in ay jirtay arintaasi sido kale in ay sodhawaatay yaan jeclahay,marka taasi wa wax iska ah dhag dhag,thank u somuch bye.

  7. mohamed says:

    war ma wax lagu dheelay uhaystaan sooma oga dhibaatada uu soomaali ugaystay

  8. yaakoub says:

    waxani maaha wax laala yaabo waayo waxa ay uun atahay in ay isku soo sawireen lakiin garn maayaan waxa uu ayahay bal may yimaadaan maalin akli ah xamar haday tahay dhab markaas ayay ogaan lahaayeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII