Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qareenka Wiil Soomaali ah oo loo haysto danbi argagaxisanimo oo si adag uhadlay ” Mahdi danbi malahan”

Mahdi Xaashi oo dhawaan dawladda Britain ay ka xayuubisay dhalashada dalkaas ayaa laga soo qabtay dal Afrika ku yaalla, lana keenay New York, iyada oo lagu eedeynayo argagixisonimo. Hase yeeshee, qareenka Mahdi Xaashi ayaa sheegay in aaney jirin wax caddeynaya in Mahdi uu ururadaas xiriir la leeyahay, taas oo dawladda Maraykanku ay soo bandhigtay.

Riix Halkan si aad Waraysiga arintaas la xariira aad udhagaysato

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII