Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Wasiirada Arimaha dibada qaranka oo si faah faahsan kaga hadlay kulankii London

Raysul-wasaare-ku-xigeenka-ahna-wasiirka-arrimaha-dibedda-Soomaaliya-Fowsiyo-Yuusuf-Xaaji-Aadan-iyo-xoghayaha-arrimaha-dibedda-Ingiriiska-William-Hague-Wasiirada Arimaha dibada ahna Ra’isul Wasaare kuxigeen Drs Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa si faah faahsan kaga hadashay kulan ay la yeelatay  xog-hayaha arrimaha dibadda Britain William Hague.

Kulankaas ayaa waxaa looga hadlay qodobo badan oo ku aadan xaalada Soomaaliya iyo xariirka labada dal, iyadoona dowlada Ingiriiska ay sheegtay in ay ku faraxsan tahay hormarka laga gaaray siyaasada Soomaaliya, waxaa kale oo ay Ingiriiska balan qaadeen in London lagu qabto kulan weyne looga hadlayo xaalada Soomaaliya.

Hadaba Wasiirada Arimaha dibada  DRS Fowsiyo Yuusuf ayaa faah faahisay waxa uu ahaa kulankaas iyo qodobada ay kala hadashay  xog-hayaha arrimaha dibadda Britain William Hague.

Riix Halkan si aad Udhagaysato Wasiirada Arimaha dibada Waraysi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII