Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Aqoonyahan caan ah oo sharaxay waxa looga fadhiyo barlamaanka Soomaaliya iyo…

xilMid kamid ah Aqoonyahanada ay sida weyn utaqaan Soomaalida ayaa si weyn uga hadlay waxa laga doonayo mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya.

Pro Ismacil Hurre Buubaa oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed horeyna usoo noqday Wasiirka arimaha dibada ayaa sheegay in barlamaanka Soomaaliya ay ku socdaan wado wanaagsan, Hase ahaatee waxaa uu si qodobaysan uga hadlay waxa siyaasad ahaan barlamaanka laga doonayo.

Waxaa uu tusaale usoo qaatay ansixinta biilalka loo keeno iyo la xisaabtanka xukumada gaar ahaan in wasaarad kasta wax qabadkeeda lagula xisaabtamo.

Soomaaliya ayuu sheegay in hada ay ku socoto jid wanaagsan oo lagu soo celin karo  qaranimadii mudo badan aysan Soomaalida helin.

Riix Halkan si aad Waraysiga udhagaysato

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII