Afhayeenka Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Konfureed Sh.Maxamed Daa,uud Codweyne ayaa waxaa uu manta ka warbixiyay Shirar Mudoyinki ugu danbeyay ka socday Dagmoyinka Gobolka Gedo, Xilal Cusub oo u magacaabay Gudomiyaha Ahlusunnada Konfureed iyo Howlgaladi ugu danbeyay ee Ciidamada Ahlusunna iyo kuwa Dowlada Somalia ay ka sameyeen Gobolka Gedo. DhagaysoAxmed Nuur Maxamed
Muqdisho-Somalia
Haad islama haysan maxad hada noshegten
War away waxad soqorten dad yahaw lugoyada ah
Ahlu sunna guul Ahlu sunna guul Ahlu sunna guul
waa wadaado xaq u dirir ah waana culumadii soomaaliyeed ee soo jireenka ahayd
wargalin muhiim ah oo degdeg ah : waxaan kacodsanayaa tafatiraha sharafta leh ee websitka warqaad in uu kaqaado sawirkayga oeejka hore qeebta kulifaaqan warka af-hayeenka ahlusunna gobalada goonfureed ,waayo magacaygu waa sheikh hasan albasri ,waana aqoonyahan falanqeeya arrimaha caalamka islaamka ee maahi afhayeen gobaladaas u hadla.. ..ninkaas sida aad sheegteen magaciisa wa shekh axmed .. sawirkaana malahan ee waa sawirkayga .. mahadsanidiin.
Wasax sasa larabaa
i wish peace for all…. dalka dad daacad buu raaba
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aqiyaarey inan qoslaayo ha’imalaynina mesha ma waxay umaleeyeen in LAX lugu qalanaayo ama BUN lugu yabinaayo wajiga allaha hakaduleeyee magaca ayay noga dheeleen Ahlusuna kulahaaa matuug ayaa noqon