Ciidamada Al-Shabaab ayaa gudaha usoo galay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose iyagoo ku labisan dharka ciidamada amaanka ee magaalada Kismaayo.
Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Wax dagaal ah uusan ka dhicin magaalada, waxayna magaalada haatan kaga sugan yihiin xaafadda Guul-wade oo xigta dhinaca galbeed ee magaalada.
Dad la rumaysan karo ayaa sheegay in ciidamada Al-Shabaab xiran yihiin surwaal iyo shaar cagaaran oo loo ekeysiiyay labiska ciidamada ammaanka Kismaayo ee maamulka kumeel-gaarka ah ee magaalada haysta.
Xalay iyo habeen hore waxaa ciidamada ammaanka Kismaayo ee maamulka lagu amray inay magaalada ammaankeeda sugaan oo ay waddooyinka socdaan, laakiin Shabaab ayaa waji kale u yeelan oo ciidankii dharka la xirtay.
Markii laga warhelay arrintaas ayay ciidamadii Kismaayo ku sugnaa ee ammaanka sugayay waxay galeen difaac waxaana magaalada laga maqlayaa rasaas mir-mir u dhacaysa mana jirto xaalad kacsan marka laga reebo in ciidamada guud ee magaalada ku sugnaa ay difaacyadoodii sii adkeeyeen.
Dhinaca ay Shabaab kasoo galeen magaalada waxay xigtaa meel gees ah waxayna dhabarka ku haysaa dhul baadiye ah oo waddooyin badan leh.
Al-Shabaab ayaa si xirfadaysan waxay magaalada ugu soo siqayaan dhinacyo badan marka laga reebo dhulka xeebta ah oo ay ku badan yihiin Militeriga Kenya.
Saraakiisha Kismaayo ayaa diiday in ay faah fahin ka bixiyaan xaaladan kusoo korortay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
Wararkii soo kordha dib kala soco Warqaad.com Insha Allah
Beeeeeeeeeeenbuuuuuunbeeeeeeeeeeeeeneeeenbeeeeeeeeeeeeeeeenaaaaaaaale
warkaas haduu sax yahay
nimankii la baxay aaskan boon
waa ay u dhamaatay
Kkkkk waa wax laqu qoslabe kkkk xarkada waa caqliley kkkk
war waxaasi ma ahan alshabaab ee waa beesha sade ee waji cusub kuraadineysa hogaanka jubooyinka ee taasi wxy utaalaa raga hada hogaanka hayo…
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sidaa ayaa la rawaa waayo magaalada amnigeeda xkd ayaa sugi karta marka haloo daayo oo maleshiyada ha isaga baxaan magaalada
Ilka Yar haddii aad joojin weysaan beenta aad buufinrysaan waxaan qasan doonaa meelihii aad degi jirteen ee cabudwaaq iyo gedo anigoo ah killirka 5
kismaayo waxey noqotey meesha ugu xun soomaaliya sideey udhacdey dowlada soomaaaliya kismaayo horumar ma suubinin dagaalkeedawuxuunoqday joogto raaskaambooni waxaan leeyahay hurdada kakaca argagixisada waa in lakarbaasho
Awal qofkastaa way og tahay in shabab ay jogaan meelkasta oo awood u leyihiin meshay rabaan I ayka hawl galan madaxtooyo xamar ayay hadii ay rbaan ka hawl gelayaan hadi lo baahdo
Kkkkkkk war qaad walee inaad ama sarqaansantihiin ama idinkaba aad riyada shabaab ku jirtan ma arinkii shalay shabelaha hose aad ka qorteen ayaad maanata kismanyo ka qorteen sxb bayaal waxa aad shegeysan waligeeed ma dhici doonto ee waxaad maan ka galisan kismaanyo amaantahay amaan keedana walaahay been ma ahee kenya iyo ethiopia iyo ogaadeenba in aysan ogolen in kismanyo nabadeeda khalkhal galo ee ku xisaabtama sadaxda quwad een shegay in ay yihiin kuwa ka awood badan kufaarta diinta kabeen sheegay teeda kale toosh ayaa lagu raadinayaa shaydanta markaasaad leedihiin dhinaca howdka ayeey kasoo galeen kkkkkk wale qurun walba oo cuqdadeesan ayaa web iska furtay markaasuu waxa u jeclanlahaa iskasooqori
waa arin aad loogu farxo in maanta ciiadamada kenya ey ubabac dhigi waayeenn mujaahidiinta somaliyeed mardhow kenya jabkeedii wuu soo ifbaxayaa insha allah
dhilaaa kudhashay beenbadan kan warkaas qorayoow guulwade anagaa joogno majoogaan shbb iyo shayaadiintaad shegeyso
abti waxas waa cabsi marna waxa aad tiraah daan shabab waa la ciribtiray marna way soo siqayaan ilaah ayaa rucbi idinku riday
Kkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkk
awy ahmd dhuxuloo
iyo kuwee uu wadde dawa dhalifka u ahaa mye wax khabtan
mse awalba dagada ayee rabeen
in ay khabsadaan
Waxaan u sheegayaa shacbka soomaaliyeed inasan wabsedkaan aysan laheyn soomaali ee waxaa leh IGAAD tan kale haday soo galeen kismaayo al shabaab waa loo bahan yahay waxay arkayaan isbadalka iyo dhismayaasha dhaadheer way gajoodeen ee hala soo dhaweeyo hana ley iska ilaal sho doorkii bay joogi waayeen waxaa dhibay maraakiibta iyo diyaaradah shaqada
Kkkkkkkk alaho akbar faraxad weeye walaahi kalada iyo murtadiin alah jabiyo alshabab welcom to kismayo rer kismayo farxad ayee idinku soodhaweynayaa masha alah
Waasaas warkaas ayaa imaraa kkkk dhabadey geed gal away bahashii jeermiska laheyd alow maxaa gaal harmidleh baqtin kkkk away kuwii hanbadoda cunayay waxaa lashegaye axmed madoobe ugaali uu kasaqaday askarta kenya ayku istaagtay dhulta kidib canug maryacalas ah ayaa biyo ugeyay kkkk duli alow yaagarka kaxira garkuu kudhele
Maya maya warqaad nagadaa magaca al shabaab waaba illaawne almiino dheh maga kooxdi burburtay Ee al shapaap aqaayarta kawarama sax soowmaha
Aniga fikradeydu waxay tahay masakinta way gajoden danta aye kuqasabtey in ay xirtan dhar ayagu aysan lahayn, alla ya so ogada hada dad ayaga kamid ah aya gajo ugu bakhtiyey, wa koxda jid iyo jaha didka umad benta ushegaya ay leyihin din ayan wadna anaga o kali ah aya muslim ah marka aniga waxan iskaga so kobi laha fikradodu waxay kaso jeeda afkaarta takfiirka
War been badanaa warqaad kismayo anaaba jogee subxaanallah
Waa run waan kujir naa simayo
Waa run waan kujir naa simayo hada
waaleys garabdhigi warqaad waxuusheego akhristayaal harumeysanina warka warqaad waa niman xumaanta jubooyinku utagane
oki.walobahna.al.shabaab.in.ayqabsato.insha.allah.wana.laxureydoona
asc waxaa yaab ah qolyahan dhul boobka iyo wargesyada qaar inay issu weheshadeen dadka dego galbeedka kismaayo dhulka asalka u leh, tilabaday qaadana logu dabaqo shabaab. war ogadeen iyo mareexaan iyo daarood cid shabaab uga badan marjirto galbeedka kismayana afka kala baxa dhul laguma hello reer hebel wa argagaxiso. haledinku dhaarto kenyati iyo jaasuusnimo dhul laguma helayo.
Waa walbahaar waji cusub wado warwareerin wadnaha kaga weedaarsan wadkiisu waji weerar uu yahay wakukaa wajigafuuradii walaac ku wajahan waligiin waadiga ku waara
Waa sax wadankan waxa leh sharecada rabi galadane wa dhaman donan insha alah waxani wa qanda ras dhawana waa uu dhan dona insha alaah
been badanaa sxb ninkan waa marixaan shaarka badashay wadad iska dhiagaya walee waxba kama jiraan waxan aad qoreysan wax kale guulada xafad ma,aha waa dhuldowladed
War been badanaa
Kkk warka la fahmay sxb waxad tilmame mel qabiil daganyahay hadi aan runta ku shego meshad tilmama ciidama joga gaaljecel ah mana aha alshabab marka adiga kuwa warshada joga iyo kuwa dakada joga ma ka hadashis kuwa maxa ku tusay runta ogaaden wa is fahanaya waxa nala dagashan wa marexan c/dulahi axmed nur wa taftiraha website ka waxan leeyahay qabyalada haka baxda waxad xaq uleedahay wa heley wax dadow maya
Asc dhamantin waxanan idin shegaya inaysan waxa lashegayo aysan waxbo ka jirin nimankan hada waxan qoraya iyo alshapap wa mid hadad been qortan ama ad run qortana anaga ka talino kismanyo waligenana wanka talin dona xagay alshaydan ay dharkena ka kenayan ayagaybo kanecada nag ka dhigte walalayal waxi wadani ahow kismanyo wa napad wa napad ku farxa tas?
asc….ninka wato ugaaska gaaljecel bro gaaljecel badan eheen ama nin dhulka yaqanadan eheen. warbixintan wa siyasad dhulka larabbo inlagu duulana marka hore shabaab aya lagu siisheega. Galbeedka kismaayo via afmadow cidaan gaaljecel eheen madegena umana ogolin cid inay naso dhex degto, mareexaan xeryahi militerigu degay marka bro siyasada laqabso.