Magaalada Ceelwaaq ee gobolka gedo waxaa ka dhacay Shir balaraan oo ay ka soo qayb galeen siyaasiyiin saraakiil Ciidan iyo Aqonyahano iyo waxgarad kale.
Shirkaan ayaa waxaa marti ku ahaa Wafdi balaraan oo ka socday Gudiga Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo oo mudoyinki ugu danbeyay marayay Dagmoyinka Gobolka Gedo.
Wafdigaaan Marki ay soo gareen Duleedka Magaalada Ceelwaaq ayaa waxaa halkaasi ugu hortay Masuliyiiin iyo Waxgarad ay ka mid ahaayeen Gudomiyaha Gobolka Gedo Xusein Sh Ismaciil Fareey ,Hogaanka Ciidamada Jooga Aga Ceelwaaq Col. Cabaas Ibrahim Gureey ,Gudomiyaha Dagmada Ceelwaaq iyo Ku xigeenkiisa , Col Warfaa Sh. Adaan oo ah Afhayeenka Ciidamada, iyo waxgarad kale.
Kadib waxaa wafdigii lo soo galbiyay Gudaha Magaalada Ceelwaaq halkaas oo la dajiyay hoygi logu tala galay mudo yar ka dib wafdigii waxaa lo dhaadhiciyay goobti logu tala galay in uu shirku ka dhaco waxaana bilowday Shirki.
Ugu horeeyn Shirka waxaa lagu furay Ayadaha Quraanka ka dib waxaa Microphoonka lagu warejiyay Col Coujoog oo ka mid ahaa Wafdiga Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo waxana uu ka warbixiyay Ujeedka socdaalkooda intaasi ka dib waxaa hadalka qaatay Bile Qabowsade oo ka mid ah Gudiga Farsamada Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo asagana waxaa uu ka warbixiyay halka ay marayso howshi Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo oo uu shegay in ay marayso heer gabo gabo.
Intaasi ka dib waxaa Microphone ka lagu warejiyay Mid ka mid ah Saxiixeyaasha Qorshaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo gedo oo lagu magacaabo Macalin Maxamuud Macalinka waxaa uu ku dheeraday faidada Maamulkaan uu u leyahay dadka Jubboyinka iyo Gedo ugu danbeyn waxaa uu shacabka Jubboyinka iyo Gedo ugu baqay in ay isgarab taagan Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.
Ugu danbeyn Waxaa madashi ka hadlay Hogaamiyiha Wafdigii Socdaalka ku marayay Dagmoyinka Gedo ahna mid ka mid ah Saxiixeyaasha Qorshaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo Sh. Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax Masuulkan waxaa uu ka soo sheekeyay bilow ila dhamaad wixi laga soo qabtay Mamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo iyo waxaa dhimaan waxaana uu ugu baqay shacabka reer Ceelwaaq in ay isku diyaariyaan ka qayb qaadashada Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee ka dhacaya Magaalada Kismaayo bilo ka dib.
Dhanka Masuuliyiinti ku sugnaa Dagmada Ceelwaaq waxaa u hadlay Gudomiyaha Gobolka Gedo Xusein Fareey iyo Col. Cabaas Ibrahiim Gureey Gudomiyha Dagmada Ceelwaaq iyo Masuliyiin kala waxaayna dhamantood cadeyeen in ay Diyaar u yihiin ka qayb qadashada Maamul ay yeeshaan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo waxaay sido kale balan qadeen in ay qayb libaax ka qadan doonan wacyi galinta Shacabka ku nool Gobolka Gedo sidi ay iskugu diyaarin lahayeen ka qayb qadashada Maamulka Jubbaland State.
Qaybaha kale duwan ee Bulshada Ceelwaaq iyo deeganada ku xeeran ayaa ayaguna masuliyiinta Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo su,aalo ka waydiyay sida ay wax u socdaan iyo waqtiga la filayo in uu dhaco Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo waxaana guud ahaan Su,aalihi uga jawabay Masuliyiinti Wafdiga Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ayado ugu danbeyn Qaybaha kal duwan ee bulshada Ceelwaaq iyo deeganada ku xeeran aya balan qaaden in ay isgarab taagi doonan Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.
Gabagabadi Shirka ayaa waxaa Goobti u ka dhacayay Shirka Saxafada kula hadlay Gudomiyaha Ahlusunnada Konfureed Sh. Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax waxaana uu shirkiisa jaraid ku magacaabay Afhayeenka Cusub Ahlusunnada Konfureed waxaana lo magacaabay Sh Maxmed Daa,ud Qaadi .
Magacaabidi ka dib ayaa waxaa Goobta Shirka ka hadlay Afhayeenka Cusub ee Ahlusunnada Konfureed Sh. Maxamed Daa,uud Qaadi waxaana uu sheegay in Socdaalki Wafdiga Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ay ku marayeen Dagmoyinka Gobolka Gedo u ku soo dhamaday guul isla marakana ay dhawaan ka ambabixi doonan Gobolka Gedo.
Sh Maxamed Daa,uud ayaa waxaa uu sido kale sheegay in Usbuc Gudahood ay kula wareegi doonan Magaaloyinka Baardheere iyo Buurdhuubo ee gobolka gedo madaama Ciidamada Ahlusunna iyo kuwa Dowlada hada lo dhameeyay Sanadi ay ku howlgali lahayeen,
Maxamed Cabdilahi
Ceelwaaq-Somalia
Good news viva Jland cadowged ha jabo!
Gacmo furan walaalaha gedo guul. Jubalandstate of somalia Guul iyo Gobanimo waa halkudhageenu
Lakin shirka jubooyinka soo madhamaado waa yaab
Guul guul guul re gedo ha israacaan
Wax layirahdo jubaland majiro ee maamulka waa un kan uu wado sheekh sharif sheekh aden ee ka qeyb qaata oo layirahdo somali galbed state bye
Majiro waxaas sxb marexaan must vice ogaaden warkale ima maraayo
follow me twiiter
@dahir abdul aziz
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
walalahena gedo aad iyo aad ayan ogu faraxsanahay usku racida mamul usamenta jobland state wana sodhawenena walalaha usku racay madaifka wada nolashaha umada somaliad
Msh alh
sade juuuuu
A.s.c. Waxaan hambalyo iyo bogaadin, u soo jeedinaya, dhamaan shacabwaynaha, ree jubaland.. Gaar ahaan reer gedo, o runtii muujiyay siday uga go’antahay in maamul cadaalad iyo baraare ku dhisan la helo, marka walalaha gedo waan uga mahad celinayaa, taageerada lixaadka leh oo ay muujiyen, jubaland state weey is raacdaye ha toosto ilaahay idankii..
Mohamed abdullahi good news bro
aad ban ugu faraxsanahay masuliyiinta nada in ay uhelanaadaan in mamul suuban ladhiso anaguna hadaan nahay shacabka jubboyinka wan soo dhawaynaynaa
“Waa hadal aad uhagaagsanoo hanaankiisu wacanyahayoo hayaankiisu saxanyahayoo himiladiisu dheeraydoo loohanwaynaa samanadan.” waa midnimadii kablalax daarood iyo sade daarood.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk guul sohoyatay waan tageerayaa balse halaiska daayo qabiil qabiilka qawiil qaran ma noqdo oo rer gedo iyo rer juboyinka ha is garab istaagaan qare hanat oojoga konfur Africa
Fuck ilka yar
Yaa idiin doortay inaad maamul usamaysaan juboyinka
Maxaase idinka galay juboyinka
Intuu afweyne xooga kuhaystay wadanka ayaad juboyinka qaadan lahaydeen
Eega inaad hahablaysaan goor dadkii lahaa utashAnayo waa aqli xumo cawaaney
Kakakaka war nacaskan mesha absame ku khortay magaca ha ku ciyaarin kula sharaf ma ahane tan kale jubooyinka aad leedahay dad ayaa iska leh una tashtay wa kuwa aad ka hadalaysa kuwa u tashtaye afka isku khabo si la mid waxn hambalya iyo bogaadin u dirayaa shacabka somaliyed melkasta oo ay jogna gaar ahan kuwa koofureed khaastan shacabka gedo iyo jubooyinka waxad tihiin dad nabad jecel misna ay hogaan u ah inta kale wad mahadsan tihiin in badan
Ilkayar maxolo Aadledahay ayey ka dhacen mise maxey ilkayar ku dhintay awalba aqli mada laheyn cidan ogahay ayad ka dhalataye xolayahow qurunka Ah niman sade Aheyn inusan ku hogamineyn vivi cedo
Hawiye joojiya isku dirka midkan so qoranayo Absame waa hawiye dadka walaalaha ayey isku dirayan jubaland waa hirgashay cid hada didi karto ma jirto hawiyan didi karin marexana didi karin absame ayan cid didi karto majirto viva putland viva jubaland