Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo la hadlayay Jaaliyada Soomaaliyeed eek u nool dalka Sudan ayaa u sheegay in dalka Sudan uu yahay dal saaxiib la ah Soomaaliya islamarkaana dadka Soomaalida aad loogu soo dhaweeyo
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Sudan ay abaal weyn ku leeedahay dadka Soomaaliyeed iyagana looga baahan yahay in ay gudaan abaalkaasi si xiriirka labada dhinac uu u sii adkaado.
Mudane Xasan ayaa u sheegay Jaaliyada Soomaaliyeed iyo sida kaliya ee lagu ilaalin karo abaalka Sudan ay tahay in Amaanka laga shaqeeyo isagoo xusay in lala shaqeeyo ciidamada Amaanka si looga hortago falal lidi ku ah nabad galayada Sudan.
Madaxweynaha ayaa ku amaanay Jaaliyada Soomaaliyeed in wali uu san maqal in dalka Sudan Soomaali ay wax ka geysatay waxana uu u muujiyay sidaasi lagu sii wado sumcada Soomaaliyana la dhawro.
Walalayal hada waxa soqoray warkan galad iyo rage iyo indhagod iyo burhan o joga dalka marekanka dhamantod
Hada waxa soqoray warkan bulhan iyo gadal iyo rage iyo indhagod by
Waxana hada ragas ay jogan dalka marekanka dhamanto hada ayay kusugan yihin
Waxay kahadayan hada somaliya danteda guud waxan udodayan dadka somaliyed halaga dababeyo ragas
Masha allaaah jaliyada somaliyeed guuul mel walbo adunka kajogtaaan madaxaweyne guleyso cadowgada ha dhacaan
Kkkkkkkkkkkkk warheedhe yakuwey diiyay adiga qabiilka aad sheegtay walal wa adiga hawiye shegayee iska ilaaw waxaas walal adigo mahadsan aqi