Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Diyaad Cabdi Kaliil: Maalmaha soo aadan ayaa laga Ciribtirayaa Al Shabaab gobolka Gedo

Saraakiisha Ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa ku hanjabay in Xarkada Al Shabaab maalmaha soo aadan laga ciribtiri doono degaanada ay uga harsan yihiin gobolka Gedo.

Diyaad Cabdi Kaliil oo ka mid ah saraakiisha gobolka Gedo ee Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in sanadkan cusub maalmihiisa koowaad qorshuhu yahay in Al Shabaab iyo kooxaha la mid ah laga ciribtiro gobolka Gedo.

Diyaad Cabadi Kaliil waxa uu xusay in Al Shabaab ay tabardareyeen in ka dhimana lagu dari doono islamarkaana aan la ogolaan doonin in ay ku sii sugnaadaan qeybo ka mid ah gobolkaasi.

Hadalkan ayaa soo kabaxay kaddib kulan ka dhacay gobolka oo looga hadlayay Amaanka Gedo si dii looga hortagi la haa Al Shabaab iyo kooxaha la midka ah.

5 Responses to Diyaad Cabdi Kaliil: Maalmaha soo aadan ayaa laga Ciribtirayaa Al Shabaab gobolka Gedo

  1. A.s.c alahayo lawaya al shabab magacoda amin amin

  2. Kalafure+heart says:

    Gedo waxjiro ma,aha waxaweye mel ana jiran wax kaladamben iyo waxa xishmad ah wa mel ay iskugudagen dad closhod ushaqeytayal

  3. Abu salma says:

    Ben ya lashegen wax ad gabsani kartin majiran inakana wad damanesen mujahidinta aya hada gabsatay denyine oo ey galadi amison iyo dowlada fd aye kudamaten halkasi inekana sidas oo kaleta aya inukudici donta inshaalah

    • Marka man says:

      Abu salma magacaagi wuxuu ahaa booroow horta afsomaliga soobaro afgaal iyo afmuslin mid laimoow ga ga ga ga maxay tahay waxaad sheektay maba’aanan garan tuug alshabaab ah gabdhaha caanooleyda caanaha kaxoogo qaniis ladhabo ayaatahay

  4. MUSLIM says:

    والعا قبة للمتقين

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII