Guddoomiyaha gobolka Bay Cabdi Fitaax Geesey ayaa warbaahinta uga warbixiyay Dil nawaaxiga Bardaale loogu geystay Nin la sheegay in uu ka tirsanaa Ururkada Dhaliyarada Isboortiga.
Maxamed Samow Cimraan ayaa waxaa la sheegay in kooxo hubeysan oo guddoomiyu uu sheegay in ay Al Shabaab yihiin ay gacanta ku dhigeen xili uu ka baxay degmada Bardaale ee gobolka Bay islamarkaana uu ku siijeeday degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in gaari uu watay ay kala dageen islamarkaana ay ka xeysteen waxana uu intaasi ku daray in Ninkan uusan wax luga kulaheyn xilalka Maamulka gobolka.
Ha shegin so qabo dadka dilay is elay bad thin mida kale dadka madaxda ah iyo xildhibanada wasirada waxay wada haystan basaboro shisheye xadi xajada xumato way tagayan lakin kan crurtisa asaga xolona haysan dhaqalana haysan dawladana u shaqeya ka firso madaxda marka ay oman babur biyo cfi bsabor shisheye dalkan waa lays qayana nin u dhashay wdankale bsbore ajanib wada haysto aya dalka madax ka ah