Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO: Saraakiisha dowlada ee Jubbooyinka oo ka hadlay duulaanka qorshaysan ee Baardheere

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa waayadan ka taagnaa xiisad dagaal oo halkaas ku wajahan iyadoo sidoo kale ay magaalada buux dhaafiyeen Shabaab aad ubadan.

Wararka aan helaynay saacadihii ina soo dhaafay ayaa sheegayay in ciidamada huwanta oo isugu jira Soomaali, Kenyan iyo Itoobiyaan ay meelo kala duwan kaga duulayaan magaalada.

Maxamuud Dayax oo kamid ah Saraakiisha dowlada ee Gedo kusugan ayaa sheegay qaabka ay uqorshaynayaan in ay gacanta ugu dhigaan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysiga Sargaalka dowlada

5 Responses to DHAGAYSO: Saraakiisha dowlada ee Jubbooyinka oo ka hadlay duulaanka qorshaysan ee Baardheere

  1. Mukhtaq says:

    Weligina kufana kiristanka kenya iyo ithopia ciribtadambe musliminta ayaa leh

  2. Yare yare says:

    Waxa naga codsi ah hadanu nahay dadka kutaxan weybseydkan in nagala dayac tiro

  3. Yusuf says:

    Dagaha ha lagudufto shabaab!

  4. Kalafure+heart says:

    Juboyinka wayqaldanyhhn waxbo kama kalin qabshada magalada baardhere eecasimada g/gedo waxy utalala okali ah cindka xds okusugun magaloyinka udhow dhow degmad baardhere

  5. Gurecel says:

    Bahasha gabo gebada ka daya maxa yeley hadi ad ka ciribtirtan gedo qarashka aya go.ayo amisomna way bxayan marka yan laga sarin si dhaqalo loga helo rer galbedka iyo usa maxa yeley waxa ku nol dhowr wadan african ah iyo madaxdoda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII