Gudoomiyaha Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Sh/Hoose Sheekh Max’med Abuu Cabdalla ayaa shaaca ka qaaday in duulaan qaab cusub ah ay hada kuwadaan dagaalka kadhanka ah dowlada iyo Amisom.
Waxaa uu sheegay in weeraro badan oo ay la beegsadeen ciidamada kusugan Sh/Hoose ay kaga dileen askar badan kuwa kalana ay ku dhaawaceen.
Sidoo kale Sheekh Max’med Abuu Cabdalla ayaa sheegay in ciidamada kusugan Sh/Hoose ay fashilmeen, hadana ay diyaariyeen qorshe cusub oo ay kula wareegayaan guud ahaan Sh/Hoose.
ILLAAHAY USAA CAADIL EH HANAGA SOO GAARO KUBAAAAN HAWIYE AH WAANA DHALANROGEEN NA DHACEEN MARBO SHAATI AYNOO GASHAHAAAYAAN MAR SHAAB MARKII DOOWLADDA DHAC ABAAR WAAYE KUWAAN DHULKEEENA ALLAAH HANOOGA SAARO
Alla hafashilo kuwa an akhiro iyo adun tona wakulehen wa cadowga alle iyo dadkisa islamka ah ilahayow jebi galada iyo wixii raacsamba
Kkkkkkkk ayida qorsho cusub le malagu jira fadlan warqad marka aad magacoda shegesan haku tilmaamina shiiq. ileen nin qof muslim ah hala la dagaalo dhahayo hala dilo dhahayo seed ugu tilmamesan shiq… waaba mujrime kufarta …maxey qorsho cusub ka ogyihin godkoda aya biyo ugu sogalene…… qorsho xabad kama ogidine inta ay goori goor tahy raadsada meel aad kubad baadan ,,,,,waxad iska aadan yaman ayida al qacida laga helahe kkkkkk
Allhu akbar allhu akbr soo dhawaada gacmo furan walaalaha mujaahidiinta allhu akbr ahlan wasahln shkh abu cbdl
Beenaale tuug ah oo dhiigyacab ah goormuu wax sameeyay ama ma waxbuu samen karaa asagaa naf lacaari ahee war xili argagixiso waala soo dhaafay ee waxaad sugtaba waa in lagu dilaa oo walibana shabab dhaxdiisa ku dilan sidii kii xumaa ee todo baad hore lagu dilay ceelbuur ee bakhtigiisa uun lagu arkay magaalada dusheeda
marka dhiig danbo ood daadisa waa kaa bas nacalaana dushada kutaala fulay fulay dhalay oo caruurta umada kabaabiyay kana ganacsada dhiiga dadka huuraare wale akharo meshaad ilaahay kagali adaa og naar ayaa diyaar kuu ah waligaaba ciyaal banbo dadka rayidka ah ku tuura dheh wishaa
Mahad murtad ayaa tahay orod utag burundiga huku fuulan wasaq yahaw.