Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa diiday isku day kasta oo lagu doonayo in Jubbooyinka maamul loogu sameeyo, kaas oo haatan qorshihiisa uu soconayo.
Afhayeenka Ahlu Sunna Waljamaaca ee Gedo Sh Maxamed Xuseen Isxaaq Abuu Qaadi ayaa si adag kaga hadlay arimaha Maamul usamaynta Jubbooyinka.
Waxaa uu sheegay in qorshaha maamulka loogu samaynayo Jubbooyinka uusan dhamaystirnaan doonin, isagoo tilmaamay in ay ka hortagi doonaan qorshe kasta oo maamulkaas lagu samaynayo.
Hadalkan kasoo baxay Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ah kii ugu xooganaa e lagu diido qorshaha maamul mideysan loogu samaynayo Jubbooyinka iyo Gedo.
Kkkkkkkkk ilkayarey maad jugtaaan 2 juba wey isku filanyeheeeen mamulna wa lu dhisi mad jugtaaaan ma waxaaaaad rabtiiiin dhagaxa in ad la laqdeeeeeeeen ahlu suna mad jugtaaaan
ambo ciilka waan kula qabaa caada kuu maraye ciyaw inaad calaacashaana rabin caadilkay magane waatix marka ahlu sunnay usuga ayagaaba kaanboni ayadaabo banjarine
Ma jago doon baa mise u istaagid kor u qadida magac Allah i y o ku dhaqanka shareecada Allah wale horaa lo oga in lagu qaraabnayo magaca lagu keli yeeday ahlu towhidka ku nasbiyaysan
Warqaad benalayal
godoomiyaha ahlusuna ee gobalaka gedo waa indheergarad weeye waayo wuudareemey khayaamada loodegeyo dadka iyo dalka waxaan kuurajeyneyaa guul guul gudoomiye
Wa hadan warkaga dhag u dhigeno nin dido iyo nin yelaba makala jeclin tasi wa tu na quseysa hadanu nahay re jubalandh
Kkkkkkkk mariya caaano diidi karto in laga liso war yuusan hadal idin katagin waxba isma hor tagi kartaane iska aamusa ee meesha karadsada jogo si dagan kuradsada wadanka waa wadankine
Waaku faraxsanahay hadaanahay dhalinta kismayo suufiyeenta hadalkoda cawantan kismayo jogto karab hanugala siiyo anagaa sharbaha kuqaadaneena waanacnay kuwan iyo kalada dawada ay kuwatan by
Sideedaba kooxaysi iyo qaranimo isma aqbali karaan, dowlad iyo shacabba soomaali maanta maqaadankarto kooxkoox dambe, waxaa naga maqan oon baadi goobeynaa qaranimo. Ahlu sunna wixii ay tabanayaan ha u maraan nidaamka dowliga ah haddii kale waxay ka shaqaynayaan fowdo, ciddii fowdo wali u ooman 22 sano kaddibna hadde soomaali ka niximeyso dhibkuna ayaguu la dagayaa, marka talo ahaan waxaan leenahay ha shidinina dab aadnaan hadhow daminkarin oo waliba adinkana idin gubi doona adduun iyo aakhiraba. Fadlan aqriya taariikhda kooxihii dalka soomaray ooy USC u weynayd, dhamaantood waxay huriyeen balaayo aysan maareyn karin dhamaantoodna waxaa u dabatiray isla halaggii ay horkacayeen. Horaa loo yiri ninkii balaayo 2 haamood kasoo buuxiya asaga ayaa midda ugu weyn la daga ama qaata
Hadii wax aysan umada aad mamulka uhayso kuqanacsanayn sanka loga tolayo inaba hayelin hadi sidi samigaga wax lagaa inkiro marnaba hayelin 7 degmo waye gedo jubland wa 15 dagmo 8da kale somalida inteda kala dagan walow lokala badanyahay hadi cid aan beesha absame ahayn oo kugu lolanta hadad aragtid mowqif adag ka istag
waan ognahay in absame naas nujinayo majerten oo uu leyahay kablalax banunahay haday dhagarta layimaden yan lagayelin
hadi aad adigu maskaxdada kakensatayna wad qaldantahaye umada fitnada kada oo mamulkoda faraha uga qaad
Hadi wax aan dadkagu kuqanacsanayn ay layimadan marnaba ha ogolan jubaland waa 15 degmo gedo ookaliya ah waa 7 degmo inta kale waxa wada daga umada somaliyed walow lokala badan yahay saamigaaga hadi lagu duudsiyo mowqif adag ka istaag
wan ognahay in beesha absame naas nuujinayso majerten oo ay ku andaconayan kablalax banunahay dhibka waxa wada waa ogaden wayo waxay raban inay dad aan meshaba ku jirin mamulka kudaran
talo ogaden haday dayn wayan filmka ladhoho kablalax hadad rabtan mamulka madax kanoqda balse wax yabaha dadka isku diraya kaday waad garanaysane
Thats a fart and constipation. Taasi waa dhuuso iyo daaco Qurun. Let the games begin
Asc nin daad qaaday xumbo cuskay meshay iska waayeen dantoda ayaa uga muhimsan dadta caamka
Asc kuwan ehelsuntaa ma amxaradii ayaa warkaas ushegtay warkaas duli kuwaas kama horeeyo waxad ku arki nin aan waligi sujudin olagu leyahay waa ehelusuno magaca ayey kucayaren aday nasabyihin xabashida hakaso hosbexen gacan nadiif ah ayaa wax nadifisa lkn nin malas sanawi ugur guuran jiray muxu ishegi warkataga mesha dadyahow kuulaha badan orda qabuura aada bidco warkeed waadhamada iyo xalan riyooda iyo shekh hebel ayaa ilahadlay elhal sun markahore kahara gaalada aad kuhosjirtaan xaqana cadeya waa idin aqaan xaqa waxaad ugalexataan hebel ayan necbahay iskareba hugamiye koxedyada isbaradu utaal waligina aan tukan ehel sun matukade iyo taarig wadatooy ? Sodonkii dharaarood ninkii somay ku idleyay sina lama amaanine ninkii saafi ka ahaaday marhaduu salaadii kadagay wax uma suuroobin
Kkkkkkkk siyaasada ahlu suna waxey ku biyo shubatay bun iyo xadro aniga waxey ila tahay maamul u sameynta jubooyinka inaa wax laga weydiineyn waana ma hasan tihiin
Walalaha islaamka ma kugu maracsana balse wafikrad adiga kugukoban war tagera dowladena sharaftaban alow guley
Mather fuck yakudan la aani hadad dido mamul usamenta jubboyinka midakale hadad darood wax laqebsanwaydo raxan weyn unbad hosfarisan dontaa so ma aha?
midka labaxay nasru diin warkiisu waa markii geel looheesuu goroyo uheesaa waxaa laga hadlayaa waa siyaasad asaguna waa nin ciil dhuunta joogo malaha wuxuu kamid ahaa khawaarijtii dhusamareeb lagu duleeyay ama kuwii garbohaaray waadna udhiman dontaa caradaada inshaa allaah ayuhal kharijiyu
Mesha wax harti layirahdo yanan kumaqlin hadi kale. Tii 1991ki aya solabanesay 2 juba waxa qebsankaro absame galjecel marehan cowramale b shikhaal lkn harti xage kasogashay wa sulaa anaba ogadhow ooo kismayo ijirta 528 km ano ah rer muqdisha waxa harti layirahdo oga dhow marka meshu haday tahay dhul boob de ana geskayga kaso gali ama magacas harti layirahdo yanan laga maqlin kismayo wa hadii daris wanag iyo. Nabad rabtaan lkn malintu majerten kismayo sogalo ana wlh wan sogali ano kashanaya walalahay galjecel iyo shikhaaal iyo cowramale dhamaan rer irirsam aya mesha ijogaaaan marka no harti in kismayo
asc
ahlusana gobolada dhexe iyo konfurba waxay San raali ka ahayn marnaba kama soconayaan Mesha tuuga Axmed madobe Ahna muxuuu mamul sameyaaa liiska alqacida ayuuba kujiraaye maraykan ka ayaaba radsanaaye wax aysan mareexan ogeeen Somalia kama soconkaraaaaaa ogadeen. waaa doqonki darood eeeee marna yusan kahadlin meel uuu mareexan jogo
Daarood daarod war waa laga gudbay qabil waxaa loo gudbay urur iyo labadi is fahmi karta waxaa layaa banahy ninka dhahya dorod howiye raxanweyn war waxaasi qoorme u danbeysay waxaa loo gudbay gobanimo iyo dowladnimo
Asc walalaha sharafta le ee wabkaan aniga hadda fikiirkeyga kadhiibto waa wax lagaxumado in hadda ahlu suna kahadasho mamulada dalka ee waxalehay kawato misna udijaan galoow dagaal somaaliyeed sheeka haaysa ahlu suna
Kkkkk haysan wax didi karin maad mamul samaysatan cay wax idintari mayso carurtan xune rer absame anigu beel dhan cunug waxba aan qaadi karin ucayi mayo lkn waxan idin shegaya jubaland wa 15 degmo 7 wa gedo marka ayagaba isku filan hadad caytantan iyo hadad amantantan midna waxba matari kadhan ilkayarta aad shegayso nin raga oo karti leh hadad tahay wan idinka kaftonay dheh ama gacan ulataga wepsite yada haka caytamine difish
Kkkkkkk ogadayn waxan kalaheno ayaan lenahay
Hadad wadatan qiyaana ey idiin so dhistay kenya ehlusuna waljameca wey idinka diiday waxa talinayo ninki talinjiray
Fuck of ilkayar
Waa lawasaa daarood isku daarod ma ahin gadana looma baahna 2da jubo wayku filantahay kablalax iyo walaalaha somaliyeed ee dagan juboyinka
Hooyadiin ugeeya GEDO
Maxaaba inaga dhexeeya ood isla waalaysaan
Wax daarood layiraa majiro dadka intii meel wada dagan ayaa walaalo ah
Warka badan jojiya wax inagama dhexeeyane
maamulka jubaland sidii ugu haboon baa loo samaynayaa insha allah dowladiina waa la heshiiyay eee ma mid qofka aan NABAD RABIN isga yaa laqaban waayo jubaland waxay ubaahan tahay maamul daacad ah oo doorosho ku yimaada markaa reer gadow idinka yaa idin matala