Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Balotelli iyo Macalinkiisa Mancini Oo Is-ku Gacan Qaaday +Sawiro.

balatiSida lagu arkay maanta boggaaga ciyaaraha, waxa gacanta isula tagay xiddiga reer Talyaani ee u ciyaara kooxda Manchester City Mario Balotelli  iyo macalinkiisa Roberto Mancini.

Waxa ay isku qabteen khamiista saaka xerada tababarka kooxda, waxana la arkayay iyagoo isku dhagdhagaya, markii dambana waxa soo dhex-galay shaqaalaha garoonka.

Mario Balotelli  ayaa ah xiddig caro badan oo dabeecada ka aradan sida ay lee yihiin ciyaaryahanada ay isku kooxda yihiin.

Dhower jeer ayaa isaga macalinkiisa reer Talyaani ee Roberto Mancini ay isqabteen.

Sida ay lee yihiin saxaafadda maalmahan wuxuu kacaga jiidayay tababarka, iyadoo dhowr jeer ay qoorta isku galeen macalinkiisa.

48-jirka macalinka u ah kooxda Man City ayaa la sheegay in xiddiga uu u sheegay dhowr jeer in uu ka cayaaro qadka dhexe ee weerrarka.

Laakin arrintaas waxa ka dhaga adeegay ciyaaryahanka oo hadda lee lahay waxa laga yaabaa in bishan January uu ka dhaqaajiyo kooxda Manchester City, isagoona u socda kooxda AC Milan.

Ciyaaryahanka 22-jirka ayaa la sheegay in xirfadiisa kubadda ay la hartay dabeecad xumo heesato, taasoo sumcadiisa dhulka la gashay.

 

Daawo Sawirada

Back inside: Mancini stomps off furiously
Anger: Mancini was furious after a mistimed tackle from Balotelli
Stand off: City players watch on as the pair engage in their spat
Tempers: Mancini was angry after a mis-timed tackle by Balotelli
Bellow: Mancini shouted at his compatriot

Held back: Balotelli was unimpressed with Mancini's yelling

5 Responses to Balotelli iyo Macalinkiisa Mancini Oo Is-ku Gacan Qaaday +Sawiro.

  1. Ximaarka waa ladila ximar boloteli hodo macalin ka dhaawaayo

  2. 2 0 13 says:

    kakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakaka marka horkoda horbe galo ayay ahayen

  3. M Dacaad says:

    Nacalad hakudacda galada alaha iskusidira amin amin

  4. Spiral awe says:

    Mario bolotile walaga qaldanyahay

  5. Spiral awe says:

    Mario haiska celsho mario waa nin culus

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII