Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in rasaas xoogan ay ciidamada Shabaab ku gureen goob ay ka socotay Munaasabad xaflad aroos ah.
Xafdaladan arooska ah oo ka soconaysay deegaanka Booco oo qiyaasytii 30KM ujira magaalada Beledweyne ayaa waxaa rasaas ku furay Shabaab.
Wararka ayaa sheegaya in hal ruux uu dhintay sidoo kalana la dhaawacay ilaa 3 kale ay dhaawacmeen kadib markii ay haleeshay rasaasta ay Shabaab tuureen.
Inkastoo aan la ogaarin sababta ka danbaysay rasaastan ay Shabaab arooska ku weerareen ayaa hadana dadka deegaanka waxaa ay sheegeen in ay maqleen rasaas hoos loogu dhigay xili arooska meel wanaagsan uu umarayay
Dadkii ka qeyb galayay xaflada arooska ayaa kala cararay waxaana goobta ay noqotay mid aan la isku waraysan arooskiina uu joogsaday.
Al-Shabaab ayaa horey sidaan oo kale duleedka Ceel-Buur rasaas ula adeegsaday xaflad aroos iyadoona halkaas uu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.
Warqaad.com/Muqdisho Office
saaxiibayaal anigu wax comont ah ma dhiibanayo laakiin wax ka muhimsan ayaan idiin wadaa, ugu horeyn waxaad dagaal kula jirtaan islaamka, adeeryaal annaaga hanoo maleynina dad aanan waxba ka aqoon saxaafadda, xitaa aasaaska qawaaniinta warbaahin ee gaalada ayaad ku tumateen waxaadna toos ula safateen gaalada, ugu dambeyn waxaan idin leeyahay waxaa ballan Allaah ah in mid mid aan idiin beegsan doono insha’allaah haddaadnaan ka bixin ridonimada aad ku jirtaan.
Mesha waxaa lagu haayay waxyaalaha fisqiga iyo waxa aan ilaah raali ka ahyn
Waxay wadaani waa shaqo yuhuuded
K.k.k.k.k.Aroska hadi ladiday zinada ma labanen rawa