Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO Muuqaal hadii ad daawato Qosolkii ugu danbeeyay uu kaa imaan doono “Reer Magaalnimo”

Fuley-SaudianMuuqaalkani oo leh qosol badan isla markana aad soo xasuusan doonto dhacdooyin kala duwan ee malaha laga yaabo in ay adiga ku qabsadeen ama saaxiibkaada qabsaday ama guu yaraan qof aad garanayso ayaa waxaa uu ku dhacay wiil sacuudiyaan ah oo dalxiis loo geeyey wadanka UK.

Muuqaalkan Qosol saa’id ah oo indhaha ilini kaa timaado ayuu kaa keeni doonaa waxaadna xusuusan doontaa xiliga aad raacaysay wiifowgii ugu horeeyay Markii aad Qurbaha tagtay.

Halkan Riix si ad Muuqaalkan Qosolka badan udaawato

11 Responses to DAAWO Muuqaal hadii ad daawato Qosolkii ugu danbeeyay uu kaa imaan doono “Reer Magaalnimo”

  1. Waxan joga magalada cepe town e wadanka misna ah wadan an ad ufcn nen magaceyma wa jaamac carabow walalaha muslim ka ahow is duceya in an wadankan katago ano nabad qaba

  2. Khalif ibrahim says:

    Ilaahay ha kaa wado hadi ad dhiasatay wadankas mel khayr qabtana alle ha ku geeyo.

  3. Geesiga Absame darood. says:

    Alle meel kheir qaba ka kumariyo sxb.

  4. cali cunshur says:

    a,s,c, dhamaan asaxaabta aan jeclahay waxaan salaamasaa u mada soomaaliyeed meel walbo oo ey joogaan waxaan ka sheekeey rabaa qosolkaaan cajiibka ah oo iga qaaday indhaha mid la mid ah k,k,k,k,k,k,k,k,k,k,k,k, waaa wax yaabaha aan arkay sanadkaan xusub ee ah 2013

  5. qanciye cade says:

    waa runta wlal waxan kulenahay aamiin dhamaan tayoo

  6. arkaaye says:

    waxaan ugadigayaa kufaarta oka la ah marekanka iyo faran siska inaay ku solan bulu hadii ayku solaabtaan aykala kulmi donaan cawaa qib xun

  7. Ilkacas says:

    Asc dhaman aqyarta sharafta badan wan idin salam sxb me kher qabto ilah haku geyo

  8. Wasaaye says:

    Waa sax in wiilka lagubo

  9. Wasaaye says:

    Wiil yar waa munaafiq hala guboo qofki rapa ciwaankayga waa kan ajinabi=35@nimbuzz.com

  10. Qadar xasan says:

    Fikirkayga waxaan dhihi lahaa alaha unaxariisto wiilka yar qofki ubaahan ciwaankayga ajinabi=35@nimbuz.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII