Gabar u dhalatey dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay dacwad ku soo oogtey waalidkeed oo ayna la kortey maxkamad iyadoo ku dacweyneyso inay amaan galiyaan oo aysan ku mashquulin nolosheeda taas oo ay maxkamaduna ku xukuntey waalidkaas inaan lagu arki karin agagaarka gabadhooda islamarkaana aysan mudo ka badan hal sano wax xiriir ah aysan la sameyn karin gabadhaas ay dhaleen.
Gabadhaan oo lagu magacaabo Aubrey Ireland oo 21 sano jir ah oo ah ardayad jaamacadeed oo barata muusikada iyo jilida ruwaayadaha kuna nool magaalada Cincinnati ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay waalidkeed ay ku soo oogtey dacwad ka dhan ah oo ayna ku eedeyneyso inay qaati ka taagan tahay waalidkeed oo ayna ku hayaan kontrool joogto ah, iyadoona ay arintaas ku raacday maxkamadii qaaday xukunkaas oo ayna ku xukuntey waalidkaas inaysan ka soo ag dhawaan karin gabadhaas wax ka yar 150 mitir islamarkaana ilaa iyo dhamaadka sanadka soo socdo aysan wax xiriir ah la yeelan karin gabadhooda, Gabadhaan oo ku doodeysa inay tahay qof weyn laakiin ay waalidkeed ula dhaqmaan wali sidii qof caruur ah ayaa sheegtey inay waalidkeed ay ka dhigteen shaqo oo ay mar walba ku soo booqdaan jaamacada islamarkaana ay fiiriyaan waxay ku mashquulsan tahay, is faham la’aanta gabadhaan iyo waalidkeed oo mudo soo jiitamaayey ayaa waxaa uu gaarey heerkii ugu xumaa ka dib markey gabadhaas ay ka codsatey maamulka jaamacada inaan loo ogolaan waalidkeed inay soo booqdaan taa oo ay maamulkana ay sameeyeen ilaalo gooni ah oo ka ilaalisa inay waalidku soo galaan jaamacada. Sidoo kale waalidiinta gabadhaas ayaa ayaguna ku eedeeyey gabadhooda inay tahay qof maskaxiyan jiran oo ku mashquulsan daroogo iyo inay habeen walba ay nin cusub la seexato.
Ugu dambeyntiina iyadoo ay maxkamadu ay go’aankaas adag ku riday waalidiintii dhalay gabadhaas ayaa iyagoo ka careysay waalidkaas arintaas waxay codsadeen inay gabadhoodu ay u soo celiso lacag dhan 66,000 oo doolar oo ay horey uga bixiyeen waxbarashadeeda laakiin waxaa arintaas gaashaanka ku dhufatey maxkamada, sidoo kale ayaa waxaa gabadhaas si ay u dhameysato waxbarashadeeda siiyey deeq waxbarasho jaamacada ay wax ka baraneysay, waalidiinta dhalay gabadhaan oo lagu magacaabo David Ireland iyo Julie Ireland oo islamarkaana ay gabadhaan tahay ilmaha kaliya ee ay dhaleen ayaa ku calaacalay inuu ujeedkoodu uu ahaa oo kaliya inay gabadhoodu noqoto mid yeelato mustaqbal wanaagsan .
Abdirizak M. (Xiireey)
Holland
Abdirizakxiireey@hotmail.com
Gaalnimada yeelayse ilaah utowbad keena dhex
walaahi waa qiso aad u naxdin badan cunugu haduusan tarbiyo wanaagsan iyo barbaarin fiican uusan helin sidaas ayaa udanbaynaysa alaha soo honuuiyo gabadhaa
iyo waalidkeen xataa gaalada qaar ayaan ogalayn akhlaaq xumada oo jecel in ay caruurtoodu wanaagsanadan
Casi makala lahan GAL&MUSLIN. WALIID WA WALIID.inkasto diin hageyso eysan lehen,balse walidka gabadhan wey saxan yihin.weyna wanagsanyihin walow ey galo yihin waxey kaso bexeen wajibkoda walidnimo iyo jecelka ey ubadkoda keli ah ey ifka kafirsanayen. Jeceylka ey uqaben ayey gabadhan lotusiyey si kale.waxa layiri jin&jinkadi weykudhuf sadan. haiska samran, koley qubadhoda kama dhere ayada arki koldhow gabadha ayada ah.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waxaan umalayn gabadhaani inaytahay majeerteen
Dhaqan faroole ayaa kamuuqda
Dacaayadna igama aha
gaalnimada iyo diin la aana aya sabab u ah
gabar gaalo waa ay ka suurtowdaa waalid gaalo ahna waa uuastaahilaa in sidaan loola dhaqmo
Xasbunaalah casi wa caasi gal iyo islamba alahuu ma inaaj walalka islamka ahow walidka u noqo barii ha mudtaaysan cadaabta ale xasbunaalah
Kakakakakaka waa maxay ninkan kutimamayo faroole gabdha mareykanka ah malaha waa hawiye khurunle
Habartaa usheeg yaa hawiyaha ma ogidmiyaa ineeyihin furaha somalia
Yaa waaba ogaay inoow hawiye faroole kaficnen
Qisadan waydib yartahay wayo nagtan wa Gal Wasmana way rabta a wazaziged ha hilmaaman But Ragan Wacelki sOmaliyed shEgayan wa maxay War Faroole Wa Yuhud sOmaliyed xaqiqadi muslim na Ma ahan haweyE Se Muslim na waykuyaryEhin by Aarki Africa Maska15
Waxan umala’inayaa inay taha ina faroole ama ina xasan sheekh maxmud.
nacallaa kuu yaal awalba waxay ahayd gaallo
sidaas darteed hadii ay tahay gaallo
dan kama laha waalid !!!!!!