Comments on: Imisa Muwaadin Soomaali Ah ayaa Sanadkan Tagay (2012) Lagu Dilay Koofur Afrika ? ( Warbixin Xasaasi Ah )

By: jokar
wa caynkaa

By: ceel cali
Haaa xitaa waxay ka tageen boobkii loo geeysty gooba gacasiga ee borta alasibeed gaar ahaan waamo marka ha dhihina waan soo koobeynaaa waxaad so koobi kartaan malaha wadanka waa wadan weyn mel ay somali jogine malahan tuulo iyo magaalo waadna mahadsantihiin dilalka waad sheegten walol aad wax ka takteen

By: mahadinsouthafrica
war somali waa dhamaatay  madooga south africa waa in aan ka aarsanah

By: irshaad
Ciyaalkiina yurup am qurbaha kal kunool nolasha ayaa idinka maqan somaliya meqaa lagu qarxiyaa away dadkasi meqasa lagu dilaa away dadkasi misane nafta qof walbo wax uu alle calafkisa ugu dhigo ayeey qabtaaa saxiib markana dadka south arficanka dhamantooda dadka madilaan sxb waa dad tugo ah sida somalida cml ah am waxba dhamin inta dhimanatana boqolkiiba 75 somalida ayaa isu adegsato tukamada labobayna waa sido kle iyaga ayaa isu adegsade sxb marka dhibka jiro waa somalida wadan walba ay ku noshayna waa saas marka ma marecanka ayaan somali lagu laynin am yurupta am canada iyagoo waliba cabtoooy yaal ah amwab diintaba haysaniin marka sxb wadankani anaga somali hadaa nahay wax badan ayuu no taray sxb dadkenii ayaan kabilanaa mustaqbal ayaan ku heysanaa dhimashana waaba wixii iska qoran marka dadkiina hoyadiina lanool canjerada ay ukariso nolasha wax ka barta am sida ay wax ujiraan wax kaogooda yaan laiska qeylininee.    Irshaad@south africa I love more then yurup sxb kumana dorsanayo

By: Maxamed cali
Kuwani wakuwo damir xun o waxba laga  qaban karen ilaa xoog looga sosaro wadanka sidan logagesto maxa dhigay ilaa hada may kabaxan indha xumada hortagan malinkasta cadowga sidan ah waxba umasugayan dadkan jooga k.africa

By: Diin gargaar khadar
Inalilahi wa inalilahi raajucun horta wa waxlaga gubto dilka nocan ah majiran dadsidan logay aduka iyo wadan kale o dilkan o kale ugestay dadka somalida lakin nasib xumo dadka sidan logalay o hadana kunol  wadanka walalahod sidaan logugay hadana kusiisugan dilka kusocda dofarka ficilla an aya loocadaba ficil ayad gesan laheden hii ninkamid ah ay dilan somalida wad baqay saane ka guura foolxumada adugsaten dintuna alle idin kama qabanayo cadowga hadad dugsatan wad dhamanasan ralina wadkatihin dhiiga walalihin intad jogtan  wadanka k.africa iyo cadowga dadka somaliya

By: Cumaryare
illah ha inagu badbaadsado konfur afrika waayo ma nihin kuwa dowlad leh oo ka hadli karta dhibaatada nolagu gaysanayo gudaha wadankan marka wadanka allaha inooga dhigo wadan fiican waxa halkaas inaga riday waa qaran la aan

By: abdi kadir cadde
Bahda warqaad waxbaad katagteen magaalada aan joogo ee durban layiraahdo inta aan ogahay sanadkaan hada dhamaanayo 2 wiil somalia ayaa lagu dilay will aan sxb nahay ne waalagu dhaawacay marka koonfur africa dhan hadhihina ee ceptown lee dhaha