Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in dowladiisu ay wiiqday Awoodii Al Shabaab islamarkaana ay wadaan in maamulkooda ay ku baariyaan meelo badan oo dalka ka mid ah.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Waxgarad ay u direen goobaha ay Al Shabaab ay maamulaan si dhalinyarada u dagaalamaya looga dhaadhiciyo in ay ku soo biraan dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in aysan wax wadahadal ah laga leyn Ajaanibta ka dagaameysa Soomaaliya ee la socota Al Shabaab waxana uu Madaxweynuhu hoosta ka xariiqay in awood ay uga saari doonaan dalka.
Hadlka Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa imaanaya xilli dowladda ay isku fidineyso meelo badan oo dalka ka mid ah islamarkaana ay ka qabsadeen Al Shabaab deegaano iyo degmooyin ka mid ah gobolada dalka.
Khkhkhkh!!!
Murtad xasan sheekh, horta waxaad ii sheegtaa Ugandheyska makuu oggolaadeen lcgtii aad ka baryeysey inay kuu dhaafaan ee ay dekadda ka qaataan? Kkk sidey kugu dhaafayaan iyagaaba kaa sarreeyee kuuna taliyee! Kkk.
Waryaa murtad adiga hada ayaad leedahay muhaajiriinta inay dhiigaaga daadiyaan, oy Allah ugu dhowaad uyimid “wadahadal lama galeynin”. Miskiin! Iyagana horraan ayay ku dhaheen maraykanka: “ISLAAM AAD BADBAADIDEE. HADI KALE JIZYADA BIXI. WAAD DIIDAY LABADAA SOW MA’AHAN?… WAXAAN KULA NIMID CIIDAN GEERIDA JECEL SIDAAD QAMRIGA & NOLOSHA U JECESHIHIIN”.
Marka adiga camiilka warkaaga daa. Dayuus yahaw waad arki doontaa adoo cararaya ama toorrey lagu marsiinayo insha Allaahu tabaraka watacaalaa.
Wallaahi arinkaa khiyaali ma’ahan, waa dhab. Allaah ayaa noo bln qaaday. Ee ninyahow intey lugaha kuu fiyow yihiin, gabalkana kugu dhicin meel gaar. Kolley bdbaadi meysidee.
Ajanib uma yaqano miya galada ka bar-bar dagalameyso o adun iyo akhiro kafisey wlhi waxan qaba rux islam ah inan somalia laga xigin galana waxbo u o lin somalia iyo murtadinta la safan
Thats a great development done by da Govt of somalia. Keep on us we came back to da country. frm haaji (dadaab). Tx.
Warqaad waxan kuu shegi lahaa inad dadxun tihin wayo waxan xun ee madax weynaha cayaya ku hayo murtad mad kasartan o dogomaha ah o dhiga musliminta xalashadaey ninkii nin muslim ah gal ku dhaha dhul dhici meyse dogomahan dinta ku cayarayo lagama xiri karo miya qadkina
Asc raga walalaha ee runta kahadlay waad salamantihin khalid iyo suldan jasakalaah qeyran intaa hadaan oga gudbo munafaqaan layirahdo maxamed xusen adiga waxa tahay aan umalena ku galada afka kadifaco oo murtadinta ah wlh laa shaka inuu yahay murtad madaxda kufriga ah madaxweynaha naclatulaa
Horta muhajir ale dartis usoo hijroday miyaa wax kabaqa waa maya marka murtadkan botena waxa heso soda meel waliba ha.umodin in eey mujahidinta kabexen wlh awoda mujahidin hadey weynatay meel kasto qabsada wlh lkn idinka ayaa hoga udambendona insha allaah sayuh samol jamco wayu walona dubor insha allah
Haduu muslim.yahay nbiga scw maraykan markay cayeen muxu ugacelin wayay watu la.ha sxbanahaye