Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Magacyada Wasiiro Ku Xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha ee Xukuumada Ra’isul Wasaare Saacid

saacid-faarax_garaad-r-wasaareWaxaa Goordhow  uu Ra’isal Wasaare Saacid ku dhawaaqay wasiiro kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal ka harsana xukumadiisa iyadoona tirada wasiir kuxigeenada ay yihiin 20 halka wasiiru dowlayaasha ay iyagana yihiin 5.

Shir uu ku qabtay Madaxtooyada ayaa Ra’isul Wasaaraha waxaa uu sheegay in wasaarad kasta ay yeelan doonto labo wasiir kuxigeen maadaama howsha ay badan tahay, Wasiirada ay yar yihiin xilalka ay isla hayaana ay badan yihiin

Wasiiro Ku Xigeenada

Wasiir ku xigeennada wasaaradda arrimaha dibedda: Injineer Maxamed Aadan Axmed iyo Jamal Maxamed Boorow

Wasiir ku xigeennada wasaaradda arrimaha gudaha: Xasan Ibraahim Maxamed iyo Jaamac Axmed Maxamed

Wasiir ku xigeennada wasaaradda maaliyadda iyo qorshaynta: Maxamed Xasan Aadan iyo Abuukar Xasan Cali

Wasiir ku xigeennada wasaaradda horumarinta adeegga bulshada: Bashiir Maxamed Jaamac iyo Maxamed Macallin Yaxye

Wasiir ku xigeennada wasaaradda cadaaladda iyo diinta: Fahmo Axmed Nuur iyo Xasan Maxamed Jaamac

Wasiir ku xigeennada wasaaradda howlaha guud, gaadiidka iyo dib u dhiska: Nadiifo Maxamed Cismaan iyo Cali Sheekh Maxamed Nuur

Wasiir ku xigeennada wasaaradda khayraadka: Siciid Xasan Cismaan iyo Cabdiraxmaan Maxamed Geeddi

Wasiir ku xigeennada wasaaradda gaashaandhigga: Axmed Maxamed Maxamuud iyo Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi

Wasiir ku xigeennada wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha: Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil iyo Maxamed Cali Xagaa

Wasiir ku xigeennada wasaaradda warfaafinta iyo isgaarsiinta: Cabdishakuur Cali Mire iyo Ibraahim Yarow Isaaq

Wasiiru Dowlayaasha

Wasiiru dowlaha xafiiska madaxtooyada, Faarax Sheekh Cabdiqaadir Maxamed

Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda, Dr. Maxamed Nuur Gacal

Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka, Mahdi Maxamuud Cali

Wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo qorshaynta, Maxamed Rashiid Sheekh Daahir

Wasiiru dowlaha wasaaradda horrumarrinta adeegga bulshada, Maxamuud Ismaacil Barqadle.

Warqaad.com/Muqdisho Office

23 Responses to Magacyada Wasiiro Ku Xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha ee Xukuumada Ra’isul Wasaare Saacid

  1. maxamud cali cumar says:

    Ka daroo dibi dhalay ayaa u dambeysay dowladdii la yareynayay,taasina waa sidii qabiilada soomaaliyeed loo qancin lahaa laakiin qabiilada soomaliyeed ma la qancin kara?ujeedadii wasiirada loo yareeyayna maxaa ka dambeyay? Aniga maxmud ahaan waxay iila muuqata manta inay billabatay fishilkii dowlada koonfurt soomaliya inuu maanta billaawday,waxa laga sugayayna waa ka daroo dibi dhal.

  2. Aniga adiga iyo kuwakale! says:

    Fadlan heebta ay kaso kalajedan so raciya warqaad hadad tihin

  3. Amiin says:

    Mohamuudow Inaad doqon tahay qaabka wax uqorat ayaan ka arkay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  4. Runta sheeg says:

    Sideed ku ogaatay ?

  5. Qabiil diid says:

    aniga waxey ilatahay in dowladani tahay mid fashilmi donto maxa yelay halki lalaha waxba layareynaya waxa laga dortay qancinta shaqsiyadkii kaso horjestay ansixinta dawlada shirdon tana maficno

  6. Mucaarad says:

    aniga waxey ilatahay in dowladani tahay mid fashilmi donto maxa yelay halki lalaha waxba layareynaya waxa laga dortay qancinta shaqsiyadkii kaso horjestay ansixinta dawlada shirdon tana maficno

  7. wamo boy says:

    Maku qanacsanin sida wax loo magacaawe.

  8. Daahircade says:

    Waxaan dabeecad ka dhiganay in aan wax kasta oo yiamaada dhanka xun iska taagno, taasna waxaa ka fiican in aan ilaahay u barino imn ay noqdaan kuwo dalkooda iyo dadkooda anfaca oo aan laga horytagin

  9. Duqow says:

    Mashalah wan so dhawenena howshu ha badnato HUNGURIGU ha yarado.

  10. Somali jecel says:

    Libaaxii maslaxad buu keenay waligod ragaan lagu yaqaanay madaxtinimida calaäcalka dhaaf sxb waligaa cagdheer baad ahayd

  11. axmed says:

    waa yaab yaa wasiir kuxigeen lagu qanciyey niyad jab ayaan ka muujinaynaa dowladda xamar

  12. qunyar socde says:

    maxamud caliyow nacas weynaday ayaad tahay maxaa yelay somali maanta muran uma baahna wax kale mayad haysa o kuwan dhaama waa rag waxay qabandonana lama oga ufiirso waad ku fududaataye

  13. Haday noqdaan isku mel wax u wada ma fashilmayaan e way is cugsanayaan hadi kalana

  14. Daadir says:

    Wa ku faraxsanahay in dhaman qabilada la qanciyo maxmud waxan ku arka nin walan maxa yelay dowlada waxey dowlad utahay somaliyo dhan marka kofur maxa la dhaha

  15. M.m says:

    Shartooda gaddaal bisinka

  16. Kun-Ciil says:

    kan wata Somali jecel, waxan ku iri Hooyadaa Siilkeeda ayaad jeceshahay, Cagta dheer Hooyadaa ayaan galinaynaa ileen wax kale oo buuxinkaro majiree, Adigana waan kugu qasbidoonaa inaad Habartaa fuusho, Uuuuuf . isagoo hawiye uraaye ah ayuu Somali Raggii Xoreeyay afka huurada leh kutaagi . Aamus Dameer baa tahaye . 22yrs ayaa la fiirinaayay bal inaad Damiir leedihiin, waxaana la ogaaday inaad Caqli Dameer idinku jiro . Uuuuuf .

  17. Quursi diid says:

    Awal keedan jogna ee aan aaqir keeda gaarna ninki nool aduun yada

  18. daacad says:

    qabiilada ay wasiirada kasoojeedan waa sidaan wasiirka arimaha dibada waa isaaq wasiirka maaliyada waa warsangali daarod wasiirka gashandhiga waa majerten wasiirka arimaha gudaha waa cayr habargidir

  19. Kan labaxay somali jecel oo hadana caytamayo midgankiyow sagaara dabka badnayow hadii meel luguu magacaabay oo ragnimo iyo aqoon aad ku helin aad ku caytameyso caku ceeb badana war doqon yahow haku faaninee mid intay odoyal soo qoren ay ugeyen hassan sheikh kuwa aad cayneyso waxay hogamiyan afrika oo dhan sda maxbub macalim oo hogamiyo Inter governmental authority on development(IGAD) xitaa kan aad sheegeyso iska daaye raysulwasaara ethiopia ayaa hoos tagaa maxbub macalim sida Farah macalim oo ah gudomiyaha barlamaninka afrika oo dhan ragaasi meesha may ku tagin ii kaalme sida saacid oo loo baryay mr hassan ee waxay ku tagen aqoon iyo doorasho aduunko dhan uu kasoo qeyb galay marka kuwa aad cayneyso afrika way ka gudbenoo waxay raban inay caalamka xukuman adiguna somaliyad ku wareg saneysa meel luguu magacaabay oo somali gudaheda mooye bal inted caalamka ka haysan oo jaga ah idinka caalamka lama qabsani kartano wayo ilma radweyn ayad tihiin sababto ah somalida kale aduunka jagoyin ayey ka qabatay dowladii dhexe ee somaliya kadib idinka mooye tusale hadii nin dhinto ilmana katago ilmahas kuwa aqliga aan laheyn marwalbo waxay dhahayan aabow aaway iyo caana aaway kuwa kale oo aqliga qabaan waxay isku dayayan siday oo la qabsani lahayen xaalada jirto marka somali intay burbur saned meel aad wax ka noqotan waa lawayey somaliya bas ayad ku roon tihiin wayo cilmiga lugu hogaamiyo shan wadan maba lah dihiin ee hanagu daba daalina nagari meysanee reer ilka yarow

  20. Hawiye says:

    Doqonkan habaswayna wato eygi ku dhalay was eyahow aygu dhalay ado darod xun ah hadana ogaden kasi ah aya boqorinta somaliyed wax ka shegayo eyahow nacaska ah .uuuuuf. Horta idinka dad dhig leh maba ahidin mel ithopia aya idinku gumaysato melna kenya oo dumarkini kufsanaysa suqyadina gubeysa biyaha bosa neradana idin cabsinaysa oh! Midkan ad ledahayna farah macalina mahan nin jira mxa yelay owodba mlhn uu wax ku hogamiyo kenyatiga ayu ka amar qata dadkisa xata wax umusan qaban mxa utaraysa jagada u hayo ninba an dadkisa durafahoda daboli karin nacas fuck off.

  21. Xamdi says:

    Asc walala yaal soomali waa dad isku dal ah isku din ah hal afku hadasha marka iska daaya cuqdada iyo caayda ilahey ubarya inan guleysano onaqano dad dowlad leh dowlad xun dolad la aan eydhanta qofwalibo oo muslim ah ha uduceyo inu ilahey lagarab galo dadka xilalka hayo ayagana kuwo daacad nimo ugushaqeya dadkoda iyo dal koda iyo diintoda ale haka dhigo insha alah intasan uga baxay

  22. ustaad abshir says:

    hawiye iyo daarood waa labo naagood ooo la islaqabo markii midkamid ah dhuuso kankalena waa kudeydaaa waryaaa qabiil adinkaa keenay soomaali dhexdeeda labadiinuba soomaali mabatihiin sababtoo ah waa la idin garnayaa halka aad katimaadeen midna alwaax ayaa lagadhex helay midna xabashi ayuu ahaay naga dhaafa yaaana idin sheeeg sheeegineee naga xishoodaa

  23. Mahamed-63 says:

    Asc asxabta comment isku dhafsanaya hadal ka xun itaqilaah dhamantin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII