War kasoo baxay Madaxtooyada dowlada Soomaaliya ayaa loogu sheegay saxafiyiinta in ay soo xaadiraan shir uu qabanayo madaxweynaha dowlada Soomaaliya.
Shirkan ayaanan la ogayn waxyabaha uu madaxweyne Xasan Sh kaga hadli doono, hase ahaatee waxaa Wariyaasha loo sheegay in ay madaxtooyada isugu yimaadaan.
Koox Wariyaal ah oo haatan madaxtooyada kusugan ayaa sheegay in ay sugayaan madaxweynaha oo shirka qabanaya, walina looma sheegin waxa uu ka hadlayo.
Waxaa jira warar sheegaya in madaxweynaha uu si adag kaga hadli doono arimaha amaanka, la dagaalanka Shabaab, Maamul usamaynta gobolada iyo soo dhamaystirka xukumada cusub.
Wararkii soo Kordha dib kala soco Warqaad.com Insha Allah
Madaxwaynaha wa nin an go amo wax ku ol ah lahayn shacabka somaliyed aya u igmaday jagada wadanka ugu sareso lkn wadanka waxa u taliyo ajanibta dariska nala ah magalo xata o u mamul u dhisi karo ma jirto marka madaxwaynaha waxa loga bahanyahay go an adag o wax ku ol ah
war maxu dhisi kara doqonkanaad moodo handcup hadal
kaliya ayuu haayaa waa fashilmay
Canasir yahay madxweyna afkina kadayo alqcidadi nidhashy waso
Maaxwayne ma ahan kan e ina dhaafi qab qablaha aan siyaasad cad lahayn oo ay maskaxda qabiil kadilooday hadalada uu shacabka somaliyeed kukala fogaynayana ha daayo gurguurte
Umad dhan oo doqoma ah soo inuu doqon hogaamiyo maahan xagee kakeenaa mid diric ah ma BA kujiro soomaalida hada noolee