Halkan Kala soco Wararkii Arimaha Bulshada, Sheekooyinka iyo Qisooyinka Yaabka leh
December 13, 2012 - Written by maamule - Edited bymaamule

WARARKII
-
Dowladda oo ka hadashay qasaaraha ka dhashay weerarkii maantaJune 19, 2013
-
inta la ogyahay 10 ruux ayaa ku geeriyootay weerar ka dhacay Xarunta UNDPJune 19, 2013
-
Shabaab : “anaga ayaa qaadnay weerarka waxaana dilnay Saraakiil cadaan ah”June 19, 2013
-
wararkii u dambeeyay weerarkii lagu qaaday xarunta UNDP ee Muqdisho oo lasoo afjarayJune 19, 2013
-
Dhageyso Gudiga cadaaladda barlamanka oo war kasoo saaray burburinta goobaha tacliintaJune 19, 2013
-
Dhageyso Saraakiisha Bay oo beeniyay war kasoo baxay ShabaabJune 19, 2013
-
Dhageyso Saacid oo dib usoo celinaya iskuuladii waxbarasho iyo Jaamacadda UmadaJune 19, 2013
-
Dhageyso shirweyne looga hadlayo amaanka oo ka dhacaya dalkaJune 19, 2013
-
DHAGAYSO: Gen Fartaag oo kahadlay weerarkii Raadeer, Qarax dhacay iyo dagaal dhimasho sababayJune 19, 2013
-
DHAGAYSO: Iftin Baasto oo sheegay in isaga lagu qaarajin lahaa qaraxii Kismaayo, Raaskamboonina ku eedeeyay Dhaawacii RaadeerJune 19, 2013
-
Dhagayso +Warbixin :-Dhaawacii Coll Yaasin Radeer Kadib Caawa waa Side KismaayoJune 19, 2013
-
Somaliland oo Go’aankeedii ka dhabaysay: Diyaarad waday Rakaab oo loo diiday Hargaysa Gaalkacyo-na ku laabatayJune 19, 2013
-
DAAWO SAWIRO+ WARBIXIN: Bilicda Magaalada Marqaanweyne iyo Itixanada Dugsiga Hoose oo bilowday ka FurmayJune 19, 2013
-
DAAWO MUUQAAL: Maxaa kasoo baxay Shirkii Odayaasha dhaqanka Hawiye ee Arimaha J/LandJune 19, 2013
-
Gabadh uu adeer uyahay Abwaan Hadraawi oo lagu dilay Magaalada Hargeysa ee SomalilandJune 19, 2013
-
DHAGAYSO: Wasiirka Arimaha Gudaha oo odayaasha Muqdisho kala hadlay Shirka JubbooyinkaJune 19, 2013
-
MUUQAAL AHAAN UDAAWO; Qaraxii xooganaa ee ruxay Magaalada Kismaayo iyo qasaaraha ka dhashayJune 19, 2013
-
DHAGAYSO: Weerarkii Yaasiin Raadeer oo Raaskambooni lagu eedeeyay iyo xiisado ka jira KismaayoJune 18, 2013
-
DHAGAYSO: Maxaa ka jira in ciidamada Itoobiya ay ka baxeen Magaalada Garbaharey?..June 18, 2013
-
DHAGAYSO: Kulan looga hadlay Arimaha J/Land oo Muqdisho ka dhacay iyo Itoobiya oo baaq loo dirayJune 18, 2013
ok
Waxan jeclan lahaa in ay nimco dareen hees i so qaado ku saabsan kadib jecel mudo badan an so waday o an caalfan way.
Waxaa jiraa dhacdooyin lalaa yaaba mararka qaara waayo waxan maqaley fiska iyo hanuuniye inaye isgurasadeyn kadiba 5 bilood hadane iney is fureen ee waxaa su al lis weydiiyo mudan aawye jecelkii mudad dheer lisla soo dhisayay mise waa been la soo alifey fiska oo qadaye hees ay ugu soomagacdartey bashiirooo markaad dhageesatana aad ka dareemiya mirheed in lisku direy o qalaf diritaan ah u dhax marey waa sheeko liyaab badan.
Midkale waa falis iyo ikran oo isla jecelaadey abwaanka wayaha cusub ikran oo jogtaa wadka uk oo jecleda shiine oo ah ninkii falisa waa sheeko naxdin leh ninkad jeceshahay oo adigaan ku ogeen waa mid yaab mudan ee falisa u qaday hees taas ooah garadlay heesta miriheed waxaa leh abawanka shiin oo ay ku luqadneyso falisa oo ah xasikii shiin waa dhacdoo lala yaabo ee maxay noqon kartaaa ila hada waxaa jiraa dagal lisku adeegsado oo hub u ah fananiinta is jecel oo midka midkale uu ka geedsadey .
Jcl waa wax jira jcl la aan waa nolol la aan lkn qof cooradiisa soo ban dhigayo wax uu san illah raali ka aheyn sameenayo xaguu sharaf ka leeyahay allaah halaga cabsado kuwa taageerayo illaah ka cabsada heesaha iska daaya nolol waatan aakhiro ciduu illaah ka raali noqdo ayaa hesha wll illaah ka cabso hdl ka wnagsan ma jirto
Jaceylka dhabta ah waa Alah, waa rasuulka scw,waa diinta waa jihaad, iyo inaad masaakiinta jeclaato, hoyada, aabaha, walaalaha, iyo musliminta aadjeclaato ma,ahan hees qurun dhiley iyo dhilo isuqaadaan sida waxa ay warbaahinta kutilamamaan fanaaninta ,iyo kuwa afkoda uraya hesaya,