Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Golaha Ammaanka oo Canbaareeyay Gantaal ay tijaabisay Kuuriyada Waqooyi

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa canbaareyay Gantaalkii ridada dheeraa ee ay dowladda Waqooyiga Kuuriya ay tijaabisay kaasi oo lagu tilmaamay in uu carqaladeynayo Ammaanka caalamka.

Madaxweynaha golaha ee waqtigan Mohammed Loulichk oo ah Ambasadorka Maroco u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa tilmaamay in talaabada ay Kuuriyada Waqooyi ku tijaabisay gantaal uu yahay mid burinaya xeerarka u yaalla golaha Amaanka.

Maraykanka ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumadda Pyongyang ay sii wadi doonto tijaabinta gantaalo kale oo rida dheer taasi oo carqaladeyn karta Ammaanka gobolka gobolka, waxaana ay ku baaqeen in talaabo laga qaado.

Diblomaasiyiinta reer galbeedka ee fadhiya Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale siwada jir ah u can baareeyay tijaabinta gantaalkaasi rida dheer leh waxaana ay ku tilmaamay dhibaanteyn gobol.

3 Responses to Golaha Ammaanka oo Canbaareeyay Gantaal ay tijaabisay Kuuriyada Waqooyi

  1. Mohamud says:

    Good wan so dhoweyni wax mareykanka caarqalad ku ah

  2. usaamo says:

    Wuu edab daranya sanamka wayn ee looyaqaano maraykanka ma asagaaleh aduunka wax walbo oo cariiri galiyo waan soo dhawaynaayaa nooc walibo oo ay yiinbo

  3. Nin rag ah says:

    Good kuriyada woqooyi wan so dhawaynayaa wayo amerika ayey kaso horjedaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII